{"id":75687,"date":"2020-12-20T19:48:41","date_gmt":"2020-12-20T18:48:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75687"},"modified":"2020-12-20T21:14:54","modified_gmt":"2020-12-20T20:14:54","slug":"tartanka-ciyaaraha-dawlad-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-si-rasmi-ah-uga-furmay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75687","title":{"rendered":"Tartanka Ciyaaraha dawlad Goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>20 Dec 2020 (Puntlandes) Tartanka kubadda cagta ee dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa galabta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, kulanka furitaankana waxaa wadda ciyaaray gobolka Banaadir iyo Dowlad Gobolka Galmudug oo ka tirsan groupka koowaad ee tartanka (Group A).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-75688\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish), Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xamsa Saciid Xamsa iyo guddoomiyaha xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab, ayaa si wadda jir ah u daah furay tartanka kubadda cagta ee maamulka goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo kulankiisii ugu horeeyey lagu ciyaaray garoonka Eng Yariisoow ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulankii furitaanka tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ay ka soo qayb galeen taageerayaal fara badan iyo mas\u2019uuliyiin kala ayaa waxaa ku baratamay ciyaaryahanada Galmudug iyo Banaadir, oo nasiib u yeeshay furitaanka tartanka.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid xiiso badan ayaa waxaa uu ku soo idlaaday barbaro 2-2 ah, oo ay ku kala adkaan waayen Galmudug iyo Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Dec 2020 (Puntlandes) Tartanka kubadda cagta ee dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa galabta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1366,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75687"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75707,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75687\/revisions\/75707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75688"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}