{"id":75820,"date":"2020-12-25T11:48:28","date_gmt":"2020-12-25T10:48:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75820"},"modified":"2020-12-25T11:48:28","modified_gmt":"2020-12-25T10:48:28","slug":"daawo-video-wasiir-janan-waxaan-ugu-baaqayaa-madaxweyne-farmaajo-inuu-iscasilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75820","title":{"rendered":"Daawo Video: Wasiir Janan \u201cwaxaan ugu baaqayaa Madaxweyne Farmaajo inuu iscasilo\u201c"},"content":{"rendered":"<p>25 Dec 2020 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur\u00a0 Janan oo boqolaal askari kula hadlaayay duleedka degmada Beledxaawo ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo taliyaha NISA in ay faragalinta ka daayaan gobolka Gedo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-75821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2.jpg\" alt=\"\" width=\"626\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4b2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay dowladda Soomaaliya degmooyinka gobolka Gedo ay diyaarado ku geyntay ciidamo ay sheegtay in ay yihiin kuwo la dagaallamaya Kenya laakiin u jeedada laga leeyahay ay tahay in lagu caburiyo shacabka Gedo.<\/p>\n<p>Wasiir Janan ayaa sheegay in wixii dhibaato ah oo ka dhasha ciidankaas ay mas\u2019uuliyadooda qaadi doonaan Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in meeshii uu degaan ahaan uu kasoo jeeday uu ciidamo ku qabsanaayo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha in uu iscasilo, oo uu qaato talooyinka uga imaanaya bulshada Soomaaliyeed si uusan dalku u burburin.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur\u00a0 Janan oo boqolaal askari kula hadlaayay duleedka degmada Beledxaawo ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo taliyaha NISA in ay faragalinta ka daayaan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay dowladda Soomaaliya degmooyinka gobolka Gedo ay diyaarado ku geyntay ciidamo ay sheegtay in ay yihiin kuwo la dagaallamaya Kenya laakiin u jeedada laga leeyahay ay tahay in lagu caburiyo shacabka Gedo.<\/p>\n<p>Wasiir Janan ayaa sheegay in wixii dhibaato ah oo ka dhasha ciidankaas ay mas\u2019uuliyadooda qaadi doonaan Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in meeshii uu degaan ahaan uu kasoo jeeday uu ciidamo ku qabsanaayo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha in uu iscasilo, oo uu qaato talooyinka uga imaanaya bulshada Soomaaliyeed si uusan dalku u burburin.<\/p>\n<p style=\"line-height: 17.65pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0cm 0cm 17.65pt 0cm;\"><span style=\"font-size: 10.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Ugu dambeyntii waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha in uu iscasilo, oo uu qaato talooyinka uga imaanaya bulshada Soomaaliyeed si uusan dalku u burburin.<\/span><\/p>\n<p>Daawo wasiir Janan<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_Quy3ucn1XY\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Halkana ka daawo Wasiir Caafimaadka Jubaland Mursal Khaliif &#8220;Madaxwayne Farmaajo waxa lagu xusuusan doona waxa uu ka sameeyey Gedo&#8221;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/i7BdS_Kako8\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Dec 2020 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur\u00a0 Janan oo boqolaal askari kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1293,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75822,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75820\/revisions\/75822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75821"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}