{"id":75913,"date":"2020-12-27T10:56:19","date_gmt":"2020-12-27T09:56:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75913"},"modified":"2020-12-27T10:56:19","modified_gmt":"2020-12-27T09:56:19","slug":"guddiga-doorashada-ee-lagu-muransan-yahay-oo-dawlad-goboleedyada-ka-dalbaday-inay-bilaabaan-doorashada-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75913","title":{"rendered":"Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay oo dawlad Goboleedyada ka dalbaday inay bilaabaan Doorashada Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>27 Dec 2020 (Puntlandes)\u00a0 Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen dawlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-75227\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386.jpg\" alt=\"\" width=\"425\" height=\"238\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386-768x430.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1607190800386-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 425px) 100vw, 425px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddigan oo jadwal degdeg dhowaan soo saaray si loo qabto doorashada Aqalka Sare ayaa qoraal kasoo baxay xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay inuu dowlad Goboleedyada ka codsaday inay bilaabaan diiwaan gelinta iyo qabashada araajida musharixiinta Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Qoraalka Guddiga ayaa lagu yiri \u201cGuddiga wuxuu u kala diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya habraacyada doorashada iyo foomamka ay u baahan yihiin inay buuxiyaan musharxiinta doorashada kuraasta Aqalka Sare. Guddiga ayaa sidoo kale ka codsaday Dowlad Goboleedyada in ay si rasmi ah u bilaabaan diwaangalinta iyo qabashada araajida musharixiinta Golaha Aqalka Sare\u201d<\/p>\n<p>Lama yaqaan mana muuqato sida ay ku hirgeli karto guddigga madaxweyne Farmaajo dabada ka riixayo inuu bilaabo doorasho aan heshiis lagu ahayn, gaar ahaan dawlad goboleedyada, Somailnd oo Muqdisho lagu qabanayo, gobolka Banaadir, gobolka Gedo, kuwaas oo uu qaarna maamulo qaatrna ay gacansaar\u00a0 la leeyihiin Farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Dec 2020 (Puntlandes)\u00a0 Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1136,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75914,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75913\/revisions\/75914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75227"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}