{"id":76032,"date":"2020-12-29T13:05:31","date_gmt":"2020-12-29T12:05:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76032"},"modified":"2020-12-29T13:33:00","modified_gmt":"2020-12-29T12:33:00","slug":"rw-rooble-oo-xilka-ka-qaaday-xoghayihii-joogtada-xafiiskiisa-magacaabayna-mid-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76032","title":{"rendered":"RW Rooble oo xilka ka qaaday xoghayihii joogtada xafiiskiisa, magacaabayna mid cusub"},"content":{"rendered":"<p>29 Dec 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilkii ka qaaday Xoghayaha Joogtada ee xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha Cabdirisaaq Caato, isaga oo xilkaas u magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76033\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22.jpg\" alt=\"\" width=\"459\" height=\"319\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22.jpg 723w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22-300x208.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22-292x203.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a22-638x443.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 459px) 100vw, 459px\" \/><\/a><\/p>\n<h5><strong>Xoghayaha cusub\u00a0Xoghayahii hore<\/strong><\/h5>\n<p>Xilka Xoghayaha joogtada ee xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa markii hore waxa si kumeel gaar ah u hayay Cabdirisaaq Caato, oo isla maalmo gudahood markii xilkaas loo magacaabay laga qaaday, haddana dib loogu soo celiyey.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Nuur oo ku cusub saxaada siyaasada ayaa dhawaan waxa uu la taliye sarre u ahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen, isaga oo hore uga mid ahaa barayaasha jaamacadaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76034\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21.png\" alt=\"\" width=\"271\" height=\"295\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21.png 641w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21-276x300.png 276w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21-292x318.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s6e6a21-638x694.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 271px) 100vw, 271px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xoghayaha cusub Maxamed Ibraahim ayaa horey uga mid ahaa macalimiinta iyo Maamulka Jaamacadda SIMAD, wuxuuna dhawaan galay siyaasadda markii uu la taliye u magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed.<br \/>\nWaxay kusoo aadeysa magacaabista uu sameeyay ra\u2019iisal wasaaruhu iyada oo muddo kooban ka hartay muddo xileedka dowladda madaxweyne Farmaajo, isla markaana ay jirto xiisad hor leh oo ka taagan arrimaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Tallaabada uu qaaday Ra\u2019isul wasaare Rooble ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxaana lagu sheegay inay tallaabadaan tahay tii ugu horeysay ee geesinimo leh oo uu Ra\u2019isulwasaaraha qaado tan iyo markii loo magacaabay xilkaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Dec 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilkii ka qaaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1381,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76035,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76032\/revisions\/76035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76033"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}