{"id":76060,"date":"2021-01-01T12:14:30","date_gmt":"2021-01-01T11:14:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76060"},"modified":"2021-01-01T12:14:30","modified_gmt":"2021-01-01T11:14:30","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-saxiixay-sharciga-miisaaniyadda-dowladda-oo-aan-haysan-ansixinta-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76060","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga miisaaniyadda dowladda oo aan haysan ansixinta Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>01 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna meelmariyeen kaliya\u00a0 Xildhibaannada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76061\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4.jpg\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"496\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4.jpg 1864w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-300x266.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-768x681.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-1024x909.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-90x80.jpg 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-292x259.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3h4-638x566.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 559px) 100vw, 559px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ayey sharciyan ahayd in ay meelmariyaan labada Aqal ee Baarlamaanka\u00a0Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, laakiin sidii caadada u ahayd Farmaajo wuxuu ku tuntay sharcigii uu u dhaartay inuu ilaaliyo.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri &#8220;Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa Miisaaniyadda cusub ee dalka oo la kordhiyey, iyaga oo ku ansixiyey cod aqlabiyad leh&#8221;<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka laguma soo hadalqaadin Aqalka Sare waxayna u muuqataa in Farmaajo uusan u jirin aqalkaasi oo ah hay\u00b4ad dastuuri ah matashana dawlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1337,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76062,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76060\/revisions\/76062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76061"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}