{"id":76091,"date":"2021-01-02T12:18:07","date_gmt":"2021-01-02T11:18:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76091"},"modified":"2021-01-02T12:21:00","modified_gmt":"2021-01-02T11:21:00","slug":"qarax-lala-beegsaday-shaqaalaha-turkiga-ee-dhisaya-wada-afgoye-iyo-muqdisho-khasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76091","title":{"rendered":"Qarax lala beegsaday shaqaalaha Turkiga ee dhisaya wada Afgoye iyo Muqdisho, khasaaraha.."},"content":{"rendered":"<p>02 Jan 2021 (Puntlandes) Qarax is-miidaamiin ah ayaa maanta ka dhacay wadada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho halkaas oo ay dhismo ka wadaan Injineero Turki ah iyo shaqaale kale.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-76093\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3s7f1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxa oo uu fuliyey ruux isku soo xiray walxaha qarxa ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Lafoole &amp; Xaawo Cabdi, kaasoo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday Injineerada Turkiga ee dhismaha ka wada wadadaasi iyo ciidamada Booliiska Haramcad ee ku sugan wadadaasi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan labo ka mid ah ciidamada Haramcad ee ilaalinayey Injineerada ayaa dhintay, halka ay dhaawacmeen 3 ka mid ah shaqaalaha Turkiga iyo 4 ka tirsan askarta Haramcad.<\/p>\n<p>Dhanka kale qoraal ka soo baxay Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaas uu fuliyey ruux isku soo xiray walxaha qarxa, islamarkaana ay la beegsadeen saraakiil Turki ah &amp; ciidamo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Alshabaab ayaa sheegatay in weerarkaasi ay ku dishay sarkaal Turki ah iyo labo askari oo ka tirsanaa ciidamada Haramcad, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horreysay oo qarax lala eegto shaqaaladha iyo Injineerada dhismaha ka wada jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Jan 2021 (Puntlandes) Qarax is-miidaamiin ah ayaa maanta ka dhacay wadada isku xirta Afgooye&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1471,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76091"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76096,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76091\/revisions\/76096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76093"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}