{"id":76106,"date":"2021-01-02T16:17:18","date_gmt":"2021-01-02T15:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76106"},"modified":"2021-01-03T11:30:14","modified_gmt":"2021-01-03T10:30:14","slug":"tacsi-inaa-lilaahi-wainaa-ileyheyhi-raajixuun","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76106","title":{"rendered":"TACSI: INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHI RAAJIXUUN."},"content":{"rendered":"<p>TACSI: INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.<\/p>\n<p>Waxa maanta\u00a0oo ay taariikhdu tahay 02\/01\/2021 ku geeriyooday magaalada Halmstad ee dalka Sweden AUN Marxuum Dr Maxamed Xuseen Biixi.<\/p>\n<p>Waxaa Tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa xaaskiisii iyo caruurtii uu ka geeryooday ALLE ha u naxariistee marxuumka.<\/p>\n<p>Waxaan Allaha kariimka ah uga baryaynaa inuu u dambi dhaafo, kitaabkiisana gacanta midigta ah ka siiyo, qabrigana u nuuriyo, una waasiciyo, Janatul Fardowsana hoy uga dhigo amiin yaa Allah.<\/p>\n<p>Waxaa Tacsi tiiraanyada leh diraya inta nolol kaga hartay guruubkiisii takhaatiirta xoogga dalka Soomaaliyeed:<\/p>\n<p>1-Dr Yaasiin Cali Yuusuf<br \/>\n2-Dr Axmed Dalmar Cabdiraxmaan<br \/>\n3-Dr Maxamed Cabdi Ibrahim<br \/>\n4-Dr Cismaan Huseen Xirsi<br \/>\n5-Dr Maxamuud Axmed Farax<\/p>\n<p>Waxaa kale oo iyaguna tacsi tiiraanyo leh diraya asxaabtiisa:<\/p>\n<p>1-Mahdi Yuusuf Dhuux iyo xaaskiisa<br \/>\n2-Maxamed Cabdullaahi iyo<br \/>\nxaaskiisa<br \/>\n3-Maxamed Cumar iyo xaaskiisa<br \/>\n4-Cabdi Shirwac Digdigle iyo xaaskiisa<br \/>\n5 Col Axmed Sagaar iyo xaaskiisa<br \/>\n6-Sheekh Cismaan iyo xaaskiisa<br \/>\n7-Sheekh Maxamuud iyo xaaskiisa<br \/>\n8-Liibaan Xasan iyo xaaskiisa<br \/>\n9-Maxamuud Axmed iyo xaaskiisa<br \/>\n10- Cabdullaahi Sagaar iyo xaaskiisa<br \/>\n11-Sharmarke Saalax iyo xaaskiisa<br \/>\n12-Xaaji Yuusuf iyo xaaskiisa<br \/>\n13-Ayuub Axmed iyo xaaskiisa<br \/>\n14-Garaad Axmed iyo xaaskiisa<br \/>\n15-Dr Aadan iyo xaaskiisa<br \/>\n16-Cabdi Guure iyo xaaskiisa<br \/>\n16-Axmed Xasan iyo Xaaskiisa<br \/>\n17-Suldaan Axmed Xasan iyo xaaskiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20160706_094300.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-76108\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20160706_094300.jpg\" alt=\"\" width=\"628\" height=\"502\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sawirka kore bidix ee koofiyada xiran AUN Dr Maxamed Xuseen Biixi, sawirka cimaamadu madaxa usaaran tahay ee midigta Dr Yaasiin Cali Yuusuf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI: INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN. Waxa maanta\u00a0oo ay taariikhdu tahay 02\/01\/2021 ku geeriyooday magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1837,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76106"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76113,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76106\/revisions\/76113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76108"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}