{"id":76151,"date":"2021-01-06T16:52:44","date_gmt":"2021-01-06T15:52:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76151"},"modified":"2021-01-06T18:52:58","modified_gmt":"2021-01-06T17:52:58","slug":"wariye-axmed-cabdinuur-oo-ku-geeriyooday-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76151","title":{"rendered":"Wariye Axmed CabdiNuur oo ku geeriyooday magaalada London"},"content":{"rendered":"<p>06 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska ku geeriyooday Axmed Cabdi Nuur oo ka mid ahaa wariyayaashii ugu magac dheeraa ee Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76152\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3a14-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Cabdi Nuur ayaa ka mid ahaa wariyeyaashii ka soo shaqeeyey Radio Muqdisho sidoo kale waxaa uu ka soo shaqeeyey idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Allaha u naxarisitee Weriye Axmed Cabdi Nuur ayaa ku dhashay magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sanadkii 1955kii waxana uu waxbarashadiisii illaa heer jaamacadeed ku dhamaystey magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Axmed Cabdinuur, oo Soomaalidu ay si weyn magaciisa iyo codkiisaba u yaqaanneen ayaa u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19, sida ay xaqiijisay xaaskiisa.<\/p>\n<p>Axmed Cabdinuur ayaa BBC-da ku soo biiray bishii June ee sanadkii 1996 wuxuuna noqday weriyaha Laanta Afka Soomaaliga ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Horaantii sanadkii 2019-kii ayuu ka fariistay shaqada BBC Soomaali, maadaama ay laanta Afsoomaaliga barnaamijyadeedii London oo dhan u wareejisay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Geerida Axmed Cabdinuur, isaga oo uga tacsiyadeeyay ehellada iyo saaxiibadii uu ka baxay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska ku geeriyooday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1549,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76153,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions\/76153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}