{"id":76252,"date":"2021-01-09T15:55:53","date_gmt":"2021-01-09T14:55:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76252"},"modified":"2021-01-09T15:55:53","modified_gmt":"2021-01-09T14:55:53","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-u-jawaabay-madaxwetne-qoorqoor-kulan-deg-deg-leh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76252","title":{"rendered":"Midowga musharaxiinta oo u jawaabay madaxwetne Qoorqoor kulan deg deg leh"},"content":{"rendered":"<p>09 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0 Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76249\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">inuu ka been sheegay waanwaantii uu waday ee la xiriirtay arrimaha doorashada.<\/a><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76253\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6.jpeg\" alt=\"\" width=\"537\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6.jpeg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-300x225.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-342x256.jpeg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-150x113.jpeg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-269x201.jpeg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-292x219.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d6-638x479.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><\/a><\/p>\n<p>afhayeenka Midowga Musharaxiinta ayaa yiri \u201cWaxaan la yaabnay inuu yiraahdo jawaab ayaan ka weynay, muddo saddex cisho ah inuu tashi nagula soo laabto ayey aheyd, jawaab sax ah oo nooga timid Qoor Qoor ma jirto,\u201d<\/p>\n<p>Afhayeenka wuxuu sheegay ineysan suuragal aheyn boob lagu sameeyo doorashada, isla markaana ay tahay wax aan qurux badneyn in dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaadato go\u2019aan aan loo dhameyn bilowdana doorasho aan heshiis lagu ahayn.<\/p>\n<p>Wali wax xal ah lagama gaarin arrimaha doorashooyinka dhan walba, guddiga lagu muransan yahay, arrimaha gobolka Gedo iyo xubnaha wakiilada Somaliland, balse dowladda waxey ku dhawaaqday maanta in doorashada ka bilaabayso Galmudug, HirShabeelle, Koonfur Galbeed iyo gobolka Banaadir<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76246\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">, <span style=\"color: #0000ff;\">halkan ka dheeho<\/span><\/a>.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray Midowga Musharaxiinta ayaa imaanaya kadib markii Qoorqoor uu shir jaraa\u2019id ku shaaciyay inuu wax jawaab ah ka waayay madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka, taasna ay ku qasabtay inuu wax ka qaato go\u2019aanka horay loogu wadayo doorashada.<\/p>\n<p>Dhanka kale caawa waxaa shir deg deg isugu yimaanaya Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, waxeyna ka hadli doonaan go\u2019aanka kasoo yeeray dowladda oo uu ku dhawaaqay Ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0 Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ku eedeeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1413,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76254,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76252\/revisions\/76254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}