{"id":76260,"date":"2021-01-09T23:52:00","date_gmt":"2021-01-09T22:52:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76260"},"modified":"2021-01-09T23:52:09","modified_gmt":"2021-01-09T22:52:09","slug":"daawo-muuqaal-xasan-sheekh-madaxweyne-farmaajo-banaanka-hayimaado-sidii-rooxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-kasoo-dhex-hadlin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76260","title":{"rendered":"Daawo muuqaal: Xasan Sheekh &#8220;Madaxweyne Farmaajo banaanka hayimaado sidii rooxaantii oo kale yuusan dadka kasoo dhex hadlin&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>09 Jan 2021 (Puntlandes) Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid go\u2019aankii Dowldda Federaalka maanta ku shaaciyeen in Doorasho la gelayo oo aan loo xayirnaan doonin inta ka maqan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-75793\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10-300x195.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10-292x189.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10-638x414.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s4a10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo ay qabteen Musharixiinta, kadib kulan muddo uga socday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayey ku shaaciyeen inuu dalku khatar geli karo, haddii ay madaxda dowladda Federaalka ku socdaan inay doorasho hal dhinac ah qabtaan.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo ka mida Musharixiinta ayaa sheegay in dalku halis wajahayo, haddii Doorashada maanta lagu dhawaaqay lagu socdo, wuxuuna caddeeyay inaysan wax jawaab ah ka helin dowladda arrimihii loo balansanaa ee xalka loo raadinayey, kadib shirkii Garowe.<\/p>\n<p>\u201cQaddiyada Doorshada ee maanta taagan waa hannaan u baahan kalsooni iyo wadar ogol, waxayna ku habooneyn in shir la isugu yimaado oo lagu soo bandhigo\u2026 Anagoo ka warsugeyna madaxdii ayay warka aad aragteen soo saareen\u2026 Waa yimaadeen war qaarkiis qadaf ah; Waalaga soconaa iwm.. Dalkan hadda ayuu kal a taagan yahay Somaliland ayaa naga maqan oo la raadineyay.. qaar kalena in sabab loo abuuro ay gooni su taagaan sax maaha\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaarna yiraahdo waa laga maarmaa, qaarna uu ciidan ku daabusho si xooog dadka loogu maquuniyo, aysan soconeynin. \u201cMadaxda Meesha taagneyd ee Ra\u2019iisal wasaaraha ugu weyn yahay wixii ay sheegeen dadkooda kuma metelaan.\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201cMasiirka Umadda Suuq madow ma noqon karo, Afar Nin oo is-jecelna ma wadi karaan.. hala dhigo xaajada.. Taladeenu waxay tahay xalka haloo noqdo shir ha la isugu yimaado.. Fagaare halooga wadahadlo\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh oo mas\u2019uuliyadda dib u dhaca Doorashda dusha u saaray dowladda Farmaajo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa cambaareeyay ciidamada loo daabulayo Beledweyne iyo meelaha Doorashada, taasoo ujeedkeedu yahay in lagu boobo doorashada, ayna u qaadanayaan madaxa maamul Goboeedyada inay raali ka yihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wXxytc7XyVk\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Jan 2021 (Puntlandes) Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1512,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76260"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76262,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76260\/revisions\/76262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75793"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}