{"id":76285,"date":"2021-01-10T12:40:36","date_gmt":"2021-01-10T11:40:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76285"},"modified":"2021-01-10T12:40:59","modified_gmt":"2021-01-10T11:40:59","slug":"cabdi-xaashi-waxba-kama-jiro-hadalkii-qoorqoor-ee-ahaa-inuu-nagu-soo-celiyay-jawaab-tanaasul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76285","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi \u201cWaxba kama jiro hadalkii Qoorqoor ee ahaa inuu nagu soo celiyay jawaab iyo tanaasul ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>10 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0War Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay ku wehliyaan Siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inay ka xun yihiin nasiib darro weyn ay ku tilmaamayaan in Xukuumadda ku dhawaaqdo inuu dalka doorasho galayo, iyadoo aan wax xal ah laga gaarin tabashooyinkii laga keenay guddiyada doorashada ee lagu muransan yahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-75810\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7.jpg\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"266\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3s5a7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 473px) 100vw, 473px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cAnnagoo tixraaceyna shirkii jaraa\u2019id ee ay shalay qabteen Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Galmudug, waxaan halkaan ku caddeyneynaa in haba yaraatee aysan waxba ka jirin hadalkii Madaxweyne Qoorqoor ee ah in naloo soo celiyay jawaab tanaasul ku jiro, shirkii Garowe kaddib ma jirto cid noola timid wax heshiis ah iyo wada hadal oo la xidhiidha arrimaha doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi\u201dayuu yiri Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Is mariga waaga ka taagan doorashada ayaa qarka u saaran inuu sii jiitamo oo ay deegaano doorasho ka dhacaan, halka kuwa kalena aysan ka dhicin.<\/p>\n<p>Go\u2019aankii Xukuumadda ku gaartay in doorasho la qabto, iyadoo ay maqan yihiin maamulada Puntland iyo Jubbaland, lana xalin tabashooyinkii jiray ayaa ahaa go\u2019aan ismiidaamin siyaasadeed oo horseedi kara kala qeybsanaan iyo halis soo wajahda Midnimada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76286\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"876\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18.jpeg 1242w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18-238x300.jpeg 238w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18-768x966.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18-814x1024.jpeg 814w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18-292x367.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e18-638x803.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0War Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75810,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1238,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76285"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76289,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76285\/revisions\/76289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75810"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}