{"id":76412,"date":"2021-01-17T11:12:38","date_gmt":"2021-01-17T10:12:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76412"},"modified":"2021-01-17T11:19:18","modified_gmt":"2021-01-17T10:19:18","slug":"taliyihii-ciidanka-danab-iyo-saraakiil-kale-oo-ku-dhaawacmay-qarax-ka-dhacay-duleedka-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76412","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidanka DANAB iyo saraakiil kale oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>17 Jan 2021 (Puntlandes) Taliyihii Ciidanka sida gaarka u tababaran ee DANAB G\/lle Axmed C\/llaahi Nuur Beer-yare iyo Taliyaha Guutada 7aad ee ciidanka xoogga dalka G\/Dhexe Axmed Gaashaan ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo saaka lagula eegtay inta u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Afgooye.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-76413\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8.jpeg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"510\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8.jpeg 680w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-300x225.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-342x256.jpeg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-150x113.jpeg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-269x201.jpeg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-292x219.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3d8-638x479.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxan ayaa si gaar ah lala eegtay gaariga ay saarnaayeen labada Taliye, kaasoo ahaa nooca qafilan ee ay isticmaalaan Shirkadda Bancraft ee taageerada iyo tababarada siisa Ciidamada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C\/qaadir Siidii oo qeyb ka ahaa kolonyada ayaa la sheegay inuu badqabo, iyadoo wararku ay sheegaya in qaraxa uu dhaawac ka soo gaaray Saraakiil Caddaan ah.<\/p>\n<p>Dhaawaca labada Taliye ayaa la geeyay Isbitaalka Ciidamada AMISOM ee Xalane, warar aan la xaqiijin ayaa sheegayaa in dhaawaca Taliyaha DANAB uu culus yahay.<\/p>\n<p>Taliyaha la dhaawacay ee DANAB G\/lle Beeryare ayaa maalin ka hor la kulmay Taliyaha Howlgalada gaarka ah ee Ciidamada Mareykanka ee Africom Jeneraal Anderson oo booqasho ku yimid Soomaaliya.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa lala eegtay Ciidanka DANAB saaka lagula eegtay agagaarka deegaanka Tixsiile ee u dhaxeeya Wanlaweyn iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Jan 2021 (Puntlandes) Taliyihii Ciidanka sida gaarka u tababaran ee DANAB G\/lle Axmed C\/llaahi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76413,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1190,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76412"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76418,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76412\/revisions\/76418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76413"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}