{"id":76677,"date":"2021-01-25T17:38:59","date_gmt":"2021-01-25T16:38:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76677"},"modified":"2021-01-25T17:38:59","modified_gmt":"2021-01-25T16:38:59","slug":"dowlada-kenya-oo-walaac-ka-muujisay-dagaalka-beled-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76677","title":{"rendered":"Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaalka Beled Xaawo"},"content":{"rendered":"<p>25 Jan 2021 (Puntlandes) Dowlada Kenya ayaa ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada ku taal xadka Soomaaliya iyo Kenya ee Beled Xaawo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76679\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\" alt=\"\" width=\"417\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-300x275.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-60x55.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-292x268.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-638x586.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 417px) 100vw, 417px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya oo loo direy guddoomiyaha Midowga Afrika ayay ku muujisay dowlada Kenya sida ay uga walaacsan tahay dagaalka ka soo cusboonaaday magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cWalaaca ugu weyn ee Kenya ay qabto ayaa ah in dagaalka inuu sababo dad badan ku barakacaan gudaha Soomaaliya iyo inay qaxooti horleh ay ku soo biiraan xeryaha Qaxootiga ee gudaha Kenya.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Kenya ayaa ku tilmaantay in dagaalku uu u dhexeeyo ciidamada dowlada federalka iyo ciidamada maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka waxa uu u muuqdaa inuu u dhaxeeyo ciidamada dowladda fedeeraalka Soomaalia iyo kuwa maamulka Jubaland.\u201d<\/p>\n<p>Hase yeeshee dowlada Kenya ayaan qoraalkeeda ugaga hadlin eedeynta ay dowlada federalka u soo jeedisay oo ah inay garab siineysay ciidamada soo weeraray magaalada Beled Xaawo ayna ka soo duuleen gudaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta dawladda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ka sheegay shir jaraa\u2019id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho inay ciidanka dawladdu jebiyeen jabhad fallaaga ah ayna ku qabqabteen ilaa boqol ka mid ah.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso qoraalka oo af Ingiriis ku qoran<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76678\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"742\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1.jpg 843w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1-281x300.jpg 281w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1-768x819.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1-292x311.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1-78x83.jpg 78w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o1-638x680.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Jan 2021 (Puntlandes) Dowlada Kenya ayaa ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1059,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76680,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76677\/revisions\/76680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}