{"id":76744,"date":"2021-01-27T12:43:45","date_gmt":"2021-01-27T11:43:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76744"},"modified":"2021-01-27T12:43:45","modified_gmt":"2021-01-27T11:43:45","slug":"daawo-video-dfs-oo-ku-gacansayrtey-goaan-ka-soo-baxay-guddiga-xaqiiqo-raadinta-igad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76744","title":{"rendered":"Daawo Video: DFS oo ku gacansayrtey go\u2019aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD"},"content":{"rendered":"<p>27 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtey warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-75194\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png 512w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-300x207.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-292x202.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliya Cusmaan Dubbe oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Guddigaas inuusan dhex dhexaad ka noqon arrimaha labada dal, isla markaana uu qaatay warbixinta hal dhinac oo Kenya ah.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga IGAD ee loo xilsaaray xaqiiqo raadinta dacwadii Somalia ka gudbisay Kenya wuxuu so saaray warbixin lala yaabo oo u janjeerta hal dhinac\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Somaliya.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay in xuduuda labada dal aysan ku soo arkin wax cadeynaya sheegashada Soomaaliya ee ah in Kenya ay abaabuleyso Jabhad weerarro ka fulisa gudaha Soomaaliya, iyagoo sheegay iney xaqiijiyeen in C\/rashiid iyo ciidamadiisa ay ka tirsan yihiin ciidamada Jubaland.<\/p>\n<p>Warbixintan uu soo saaray guddigan ayaa ku soo beegmaya xilli labo maalmood kahor uu iskahorimaad hubeysan ku dhex maray magaalada Beled Xaawo ciidamo daacad u ah dowlada federalka iyo ciidamada maamulka Jubaland<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/i5qU2kmCxdA\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtey warbixin uu soo saaray guddigii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1193,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76744"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76749,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76744\/revisions\/76749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75194"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}