{"id":76750,"date":"2021-01-27T18:26:36","date_gmt":"2021-01-27T17:26:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76750"},"modified":"2021-01-27T18:26:48","modified_gmt":"2021-01-27T17:26:48","slug":"kenya-oo-jawaab-ka-bixisay-warbixintii-guddiga-igad-ee-khilaafka-kala-dhaxeeya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76750","title":{"rendered":"Kenya oo jawaab ka bixisay warbixintii guddiga IGAD ee khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>27 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0 Dowladda Kenya ayaa soo dhoweysay warbixin ay soo saareen guddiga xaqiiqda raadinta ee IGAD uu u dirtay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76679\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\" alt=\"\" width=\"449\" height=\"412\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-300x275.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-60x55.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-292x268.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-638x586.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 449px) 100vw, 449px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga oo xuduudda labada dal booqday intii u hdaxeysay 9-kii iyo 13-kii Janaayo, ayaa sheegay inay wax caddeymo ah u waayeen inta badan eedihii ay Soomaaliya u jeedisay Kenya, waxayna yiraahdeen \u201cGuddigu wuxuu u arkaa cabashooyinka ka yimid Dowladda Soomaaliya, oo qaarkood soo jireen ahaa, inaysan u muuqan inay ku filnaan karaan in loogu cudur-daaro in la gooyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa sheegtay in guddiga la siiyey, intii lagu guda jiray howlgalka xaqiiqo raadinta, caddeymo aan dood laga keeni karin \u201coo Kenya ka bari yeelaya dhammaan eedaha loo jeediyey.\u201d<\/p>\n<p>Kenya ayaa sidoo kale sheegtay in warbixinta guddiga ay caddeyn u tahay in eedeymaha Soomaaliya ay ka dhanka ah Kenya ay yihiin \u201ckuwa aan sal laheyn\u201d.<\/p>\n<p>Waxay kale oo intaas ay ku dartay inay caddeyn u tahay in go\u2019aanka ay Soomaaliya xiriirka ugu jartay Kenya uu ahaa mid qiil laheyn oo saameyn taban ku yeeshey Soomaalida gargaarka iyo adeegyada kale u raaadsada Kenya, howlgalka Amisom iyo nolosha shacabka labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa taas kasii muhiimsan in hadda ay caddahay in xasaradaha ay abuurtay Soomaaliya aysan horumarineyn aragtida IGAD ee ah ku guuleysashada nabadda, baraaraha iyo is-dhexgalka gobolka,\u201d ayaa lagu yiri warbixinta wasaaradda arrimaha dibedda Kenya.<\/p>\n<p>\u201cWarbixintan waa warbixin dhex-dhexaad ah oo soo afjareysa arrintan. Kenya lugaha looma gelin doono olole mas\u2019uuliyad darro ah, oo ujeedkiisa guud uu yahay in guul siyaasadeed oo gudaha ah lagu gaaro.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76751\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"879\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3.jpg 1700w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3-768x994.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3-791x1024.jpg 791w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3t3-638x826.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Jan 2021 (Puntlandes)\u00a0 Dowladda Kenya ayaa soo dhoweysay warbixin ay soo saareen guddiga xaqiiqda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1113,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76750"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76753,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76750\/revisions\/76753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}