{"id":76800,"date":"2021-01-29T08:33:03","date_gmt":"2021-01-29T07:33:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76800"},"modified":"2021-01-29T08:33:03","modified_gmt":"2021-01-29T07:33:03","slug":"dfs-oo-markale-ka-hadashay-goaanka-guddiga-dhexdhexaadinta-igad-sheegtayna-inaysan-ciidanka-kenya-dalka-sii-joogi-karin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76800","title":{"rendered":"DFS oo markale ka hadashay go\u2019aanka Guddiga Dhexdhexaadinta IGAD, sheegtayna inaysan ciidanka Kenya dalka sii joogi karin"},"content":{"rendered":"<p>29 Jan 2021 (Puntlandes) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale eedeyn culus dusha uga tuurtay guddiga dhexdhexaadinta IGAD iyadoo ku tilmaantay in guddigaas uu yahay mid aan dhexdhexaad ahayn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e1a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-75772\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e1a3.jpg\" alt=\"\" width=\"275\" height=\"183\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e1a3.jpg 275w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e1a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 275px) 100vw, 275px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa ugu baaqday Urur Goboleedka IGAD in la baabi\u2019yo guddiga xaqiiqo raadinta oo hore loogu xilsaaray in ay baaritaan ku sameeyaan faragalin la sheegay in Kenya ay ku hayso Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga intii ay ku guda jireen Howlahooda shaqo dhowr jeer lagu qaaday diyaaradaha Ciidanka Kenya, waxaana ay taas tahay mid galaan gal hoose uu u dhexeya guddiga iyo Kenya,\u201dayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay dowlada Kenya.<\/p>\n<p>Dhanka kale qoraalka ayaa lagu xusay inay dawladda Federaalku aysan wax kalsooni ah ku qabin ciidanka Nabad Ilaalilanra ee ka socda dalka Kenya, kaas oo ku siugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku hanjabtay inay arinta Kenya\u00a0 ka dacwayn doonto Midowga Afrika iyo Golaha Amaanka.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76795\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Halkaan ka akhriso qoraalka oo afka Ingiriiska ku qoran<\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Jan 2021 (Puntlandes) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale eedeyn culus dusha uga tuurtay guddiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76801,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76800\/revisions\/76801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}