{"id":76920,"date":"2021-02-03T12:29:25","date_gmt":"2021-02-03T11:29:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76920"},"modified":"2021-02-03T12:29:25","modified_gmt":"2021-02-03T11:29:25","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-xeer-madaxweyne-ku-meel-mariyey-cayimaadda-maalinta-doorashooyinka-golayaasha-wakiillada-iyo-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76920","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi oo xeer Madaxweyne ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>03 Feb 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12\/022021 ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76921\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4.jpg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4-300x173.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4-768x444.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4-1024x592.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4-292x169.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w4a4-638x369.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:<br \/>\nXeer Madaxweyne Lr. 12\/022021<br \/>\nCayimaadda Muddada Doorashooyinka<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Qodobka 42aad, Faqraddiisa 2aad ee Dastuurka Somaliland;<br \/>\nMarkaan Arkay: Qodobka 6aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91\/2020;<br \/>\nMarkaan Arkay: Qoraalka Komishanka Doorashooyinka ee summaddiisu tahay KDQ\/XK\/002\/2021, kuna taariikhaysan 16\/01\/2021, ujeeddadiisuna tahay Cayimaadda Doorashada Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee 2021;<br \/>\nMarkaan Arkay: Go\u2019aanka Golaha Guurtida ee summaddiisu tahay Ref: GG\/JSL\/KC\/G-01\/02\/2021, kuna taariikhaysan 02\/02\/2021, ujeeddadiisuna tahay Go\u2019aanka Dib-u-eegista Muddo Xileedka Golaha Wakiillada Somaliland;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<br \/>\nIn Doorashooyinka Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanku ay ka dhacaan Somaliland Maalinta Isniinta ah ee ku beegan 31ka Bisha May 2021.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<br \/>\nMuuse Biixi Cabdi<br \/>\nMadaxweynaha Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Feb 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu xeer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1221,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76922,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76920\/revisions\/76922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}