{"id":76971,"date":"2021-02-06T11:17:33","date_gmt":"2021-02-06T10:17:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76971"},"modified":"2021-02-06T11:17:33","modified_gmt":"2021-02-06T10:17:33","slug":"bulshada-rayidka-ah-qoraal-ka-saartay-xaalada-cakiran-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76971","title":{"rendered":"Bulshada rayidka ah qoraal ka saartay xaalada cakiran ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>06 Feb 2021 (Puntlandes) Warsaxaafadeed kasoo baxay isu taga bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan shirkii Dhuusamareeb ee fashilmay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76972\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3.jpeg\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3.jpeg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-768x512.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-292x194.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c3-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ururada bulshada rayidka ah ayaa marka hore walaac xoogan ka muujiyey fashilka ku yimid shirkaasi oo looga hadlayey arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale isu taga bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la tix-geliyo xaaladda adag ee lagu jiro, islamarkaana la bad-baadiyo dalka iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>Isu taga bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya in uusan uga sii darin xaaladda dalka, islamarkaana uusan qaadan go\u2019aan hal dhinac ah.<\/p>\n<p>Bulshada rayidka ah ayaa sidoo kale afar qodob u soo jeediyey madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, kuwaas oo kala ah:-<\/p>\n<p>1-In madaxda ku sugan Dhuusamareeb ay muujiyaan mas\u2019uuliyad, islamarkaana ay heshiis ka gaaraan muranka ka taagan doorashada.<\/p>\n<p>2-In xildhibaanada labada aqal aysan ku dhaqaaqin tallaabooyin sii kala fogeynaya madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>3-In hoggaamiyeyaasha bulshada kala duwan ay meel uga soo wada jeestaan, sidii heshiis dhab ah looga gaari lahaa shirka Dhuusamareeb 4.<\/p>\n<p>4-In guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya aysan guddoomin go\u2019aan\u00a0 hal dhina ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76973\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"881\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4.jpg 1583w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4-768x994.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4-792x1024.jpg 792w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w7c4-638x825.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Feb 2021 (Puntlandes) Warsaxaafadeed kasoo baxay isu taga bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa looga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1150,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76971"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76977,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76971\/revisions\/76977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76972"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}