{"id":76990,"date":"2021-02-07T10:53:07","date_gmt":"2021-02-07T09:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76990"},"modified":"2021-02-07T10:53:07","modified_gmt":"2021-02-07T09:53:07","slug":"akhriso-xeerkii-uu-xasan-sheekh-ku-hakiyey-awoodaha-fulinta-oo-dhan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76990","title":{"rendered":"Akhriso xeerkii uu Xasan Sheekh ku hakiyey awoodaha fulinta oo dhan"},"content":{"rendered":"<p>07 Feb 2021 (Puntlandes) Waxaa muddo xileedka dastuuriga ee madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka hartay\u00a0 saacadoo oo keliya, isagoo 8da febraayo wixii ka bilowda noqon doona madaxweyne hore sida uu dhigayo qodobka 91aad ee dastuurka KMG ah, <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=76987\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"color: #0000ff;\">halkan ka akhriso muddo xileedka Farmaajo.<\/span><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76991\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2.jpg\" alt=\"\" width=\"537\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, markii ay \u00a05 maalin ka dhinneyd muddadiisa dastuuriga ah oo ku beegneyd 5-tii September 2016-kii iyadoo uu ku ekaa muddo xileedkiisu 10ka\u00a0September, ayuu soo saaray wareegto ku saabsan habraaca dowladda waqtiga doorashada, waxaa uu joojiyey in maalintaas kadib aaney dhici karin:<\/p>\n<p>1. Magacaabis ama shaqo ka joojin sare ee dowladda ama dalacsiin saraakiisha ciidamada qalabka sida<\/p>\n<p>2. Lama badali karo dhismaha hadda jira ee hey\u2019adaha dowladda oo dhan<\/p>\n<p>3. Lama bixin karo kharajyada aan ku jirin habraaca miisaaniyadda 2016-ka, marka laga reebo kharajka 40% ee dowladda kasoo aaday kabka dhaqaalaha doorashada .<\/p>\n<p>4. Lama geli karo heshiisyo iyo qandraasyo cusub oo aan ka aheyn kuwii horay u socday, sidoo kale lama geli karo balanaadyo qarash.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo ay maanta ku eg tahay muddo xileedkiisu ma soo saarin wareegto uu ku hakinayo awoodaha fulinta, waxaana uuna Baarlamaanka oo muddo xileedkiisu dhamaaday 27kii december kala shaqeeyey inuu baalmaro sharciga oo ansixiyo arimo masiiri ah.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa khudbad uu Golaha Shacabka shalay u jeediyey ku sheegay inuu sida Baarlamaanka sii shaqayn doono inta laga helayo madaxweyne lasoo doorto oo bedela, hadda isagaa\u00a0 diiday doorasho mana soo socdo hadda madaxweyne bedela maadamaa aysan dalka ka socon doorasho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso Wareegtada uu Madaxweyne Xasan ku hakiyey awoodaha fulinta Seeptember 5, 2016<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76992\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8.png\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"663\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8.png 637w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8-287x300.png 287w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8-292x305.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8-78x83.png 78w\" sizes=\"auto, (max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-76993\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a.png\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"573\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a-300x269.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a-90x80.png 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a-60x55.png 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w8a-292x262.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Feb 2021 (Puntlandes) Waxaa muddo xileedka dastuuriga ee madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka hartay\u00a0&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-76990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1715,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=76990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76994,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/76990\/revisions\/76994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76991"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=76990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=76990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=76990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}