{"id":77002,"date":"2021-02-08T21:05:33","date_gmt":"2021-02-08T20:05:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77002"},"modified":"2021-02-08T21:05:33","modified_gmt":"2021-02-08T20:05:33","slug":"daawo-muuqaalo-sheekh-shariif-c-c-shakur-oo-markale-ka-digey-muddo-kororsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77002","title":{"rendered":"Daawo muuqaalo Sheekh Shariif &#038; C C\/shakur oo markale ka digey muddo Kororsi"},"content":{"rendered":"<p>08 Feb 2021 (Puntlandes) Hoggaamiyayaasha musharrixiinta mucaaradka Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jar\u2019aaid ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ay muddadii ka dhammaatay, waxayna ku tilmaameen nasiib darro inaan lagu heshiin qaabkii doorasho waddanka uga dhici lahayd.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-76499\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"533\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3b1-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 533px) 100vw, 533px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dalka ayaa sheegay inaan la aamini karin in madaxweynaha waqtigu ka dhacay ee Farmaajo uu dalka ka qaban karo doorasho, sida uu hadalka u dhigay.<br \/>\n\u201cMadaxweynaha iyo hay\u2019adaha dowladda, markii uu ka dhammaado muddo xileedkooda, amarada ay bixinayaan iyo sida ay u dhaqmayaan waxaa ay noqonayaan kuwo khilaafsan sharciga\u201d ayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka digeynaa muddo kororsi aan lagu heshiin, markasta muddo kororsi wuu imaanaysaa, laakiin waxa la kordhinaayo iyo waxa la qabanaayo waqtigooda inay caddahay ayaa loo baahanyahay\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XkP9VxAdl4o\" width=\"580\" height=\"420\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhinaca kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in Farmaajo uu ku fashilmay in dalka uu ka qabto doorasho waqtigeeda ku dhacda, isla markaana heshiis la gaari waayay Madaxda dowlad Goboleedyada, xili laga sugayay inuu heshiis Madaxda kala gaaro doorashada.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay Farmaajo inuu doonayo muddo kororsi uu sameeyo, kadib markii uu dhammaaday muddo xileedkiisa, hayeeshee taas marnaba aysan aqbali doonin Musharaxiinta, uuna qaadayo Mas\u2019uuliyada wax kasta oo tallaabadaas ka yimaada.<br \/>\nMusharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay shaaciyay in Farmaajo aysan u aqoonsaneyn Madaxweynaha dowladda Federaalka, isla markaana uu dhammaaday muddo xileedkiisa dastuuriga aheyd ee afarta sano.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/P-ECeYUlNOc\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Feb 2021 (Puntlandes) Hoggaamiyayaasha musharrixiinta mucaaradka Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jar\u2019aaid ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1292,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77003,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77002\/revisions\/77003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}