{"id":77027,"date":"2021-02-10T11:22:02","date_gmt":"2021-02-10T10:22:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77027"},"modified":"2021-02-10T11:22:02","modified_gmt":"2021-02-10T10:22:02","slug":"maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-xil-gaarsiin-muddo-dheer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77027","title":{"rendered":"Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul xil gaarsiin muddo dheer"},"content":{"rendered":"<p>10 \u00a0Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-77028\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14.jpg\" alt=\"\" width=\"470\" height=\"263\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14-292x163.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14-638x357.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a14-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 470px) 100vw, 470px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadalada ay madaxda Soomaaliya ka yeelanayeen arrimaha doorashooyinka si loo qabto doorasho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqaynaa madaxda Soomaalida in ay degdeg dib ugu bilaabaan wada hadalada, una xalliyaan ismari-waaga taagan, si dhaqsana loo gudagalo doorashada. \u201cayuu yiri afhayeenku.<\/p>\n<p>Sidoo kale afhayeenka ayaa ka digey in Soomaaliya laga dhiso maamul xil gaarsiin ah oo muddo dheer qaata taasoo sababi karta xasilooni darro.<\/p>\n<p>\u201cDoorashooyin isdhinac socda, kuwa hal dhinac ah ama waqtiga diyaar garowga daba-dheeraanshaha maamul xilgaarsiin ah intuba waxay horseedi doonaan xasillooni darro\u201d afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price<\/p>\n<p>Waxaa sii kordhaya walaaca Dowlada Maraykanka ay ka qabto arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya waxaana dhowaan bayaan ka soo saaray safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 \u00a0Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1347,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77029,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77027\/revisions\/77029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77028"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}