{"id":77064,"date":"2021-02-14T15:02:58","date_gmt":"2021-02-14T14:02:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77064"},"modified":"2021-02-14T15:02:58","modified_gmt":"2021-02-14T14:02:58","slug":"rooble-oo-magacaabay-guddi-farsamo-oo-ka-shaqeeya-qabanqaabada-shirka-golaha-wadatashiga-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77064","title":{"rendered":"Rooble oo magacaabay Guddi Farsamo oo ka shaqeeya Qabanqaabada Shirka Golaha Wadatashiga Qaran"},"content":{"rendered":"<p>14\u00a0Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76197\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1.jpg\" alt=\"\" width=\"521\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3c1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga farsamo ayaa u gogol xaarayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaranku ay isugu imanayaan kaasoo lagu dhammeystirayo wadahadalladii arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu magacaabay waxa ay kala yihiin;<\/p>\n<p>1. Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac: Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>2. Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji : Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>3. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>4. Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde: Wasiirka Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Puntland<\/p>\n<p>5. Xirsi Jaamac Gaanni: Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>6. Mursal Maxamed Khaliif: Wasiirka Caafimaadka Dowlad-goboleedka Jubaland<\/p>\n<p>7. Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel): Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>8. Aadan Cusmaan Xuseen (Qoryooley): Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>9. Axmed Madoobe Nuunow: Wasiirka Qorsheynta Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>10. Maxamed Abuukar Cabdi: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>11. Maxamed Cali Caadle: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>12. Caasho Khaliif Maxamed: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad-goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>13. Basma Caamir Axmed: Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>14. Xiireey Axmed Rooble: Xoghayaha Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa u rajeeyay guddigan in ay u gutaan waajibaadka loo igmaday si hufan oo ay xilkasnimo ku jirto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14\u00a0Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1087,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77065,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77064\/revisions\/77065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}