{"id":77076,"date":"2021-02-15T17:39:39","date_gmt":"2021-02-15T16:39:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77076"},"modified":"2021-02-15T17:39:39","modified_gmt":"2021-02-15T16:39:39","slug":"daawo-video-midowga-musharaxiinta-oo-ka-digey-in-carqaladeeyo-banaanbaxa-ay-ku-baaqeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77076","title":{"rendered":"Daawo Video: Midowga Musharaxiinta oo ka digey in carqaladeeyo banaanbaxa ay ku baaqeen"},"content":{"rendered":"<p>15 Feb 2021 (Puntlandes) Midowga Musharaxiinta ayaa uga digey dowlada federalka inay carqaladeyso banaanbaxa nabadeed ee ay ku baaqeen in uu ka dhaco Jimcaha soo socota magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77077\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14.jpg\" alt=\"\" width=\"581\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14.jpg 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14-300x172.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14-292x167.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f14-638x366.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 581px) 100vw, 581px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo u hadlay Musharaxiinta ayaa sheegay in banaanbaxa Jimcada uu yahay mid nabdoon oo laga ilaalin doono rabshado balse ay helayaan warar sheegaya in dowladda ay doonayso in ay carqaladeyso.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa hay\u2019ddaha Ammaanka in aysan carqaladeyn banaanbaxa, waxaana laga doonaayo in ay suggaan Amniga dadweynaha soo banaanbixi doona.\u201dayuu yiri Musharax Geelle.<\/p>\n<p>Musharax Geelle ayaa si gaar ah waxa uu ugu baaqay taliyaasha ciidamada Booliska,Nabadsugida iyo Milatariga inay ka qeybqaataan sidii lagu xaqiijin lahaa ammaanka.<\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in maalinta Jimcaha ee soo socota uu ka dhici doono magaalada Muqdisho banaanbax nabadeed oo loogaga soo horjeedo Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Farmaajo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/c_yUvDvZPM8\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Feb 2021 (Puntlandes) Midowga Musharaxiinta ayaa uga digey dowlada federalka inay carqaladeyso banaanbaxa nabadeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1124,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77078,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77076\/revisions\/77078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}