{"id":77079,"date":"2021-02-15T18:04:42","date_gmt":"2021-02-15T17:04:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77079"},"modified":"2021-02-15T18:04:42","modified_gmt":"2021-02-15T17:04:42","slug":"sawirro-muuqaal-warsaxaafadeed-ay-soo-saareen-isimada-odayaasha-aqoonyahanka-siyaasiinta-qaybaha-bulshada-ee-kala-duwan-ee-beesha-majeerteen-ee-dds","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77079","title":{"rendered":"Sawirro-muuqaal: Warsaxaafadeed ay soo saareen Isimada, Odayaasha, Aqoonyahanka, Siyaasiinta &#038; qaybaha Bulshada ee kala duwan ee Beesha Majeerteen ee DDS"},"content":{"rendered":"<p>15 Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0 War saxaafadeed ay soo saareen Isimada, Odayaasha, Aqoonyahanka, Siyaasiinta iyo qaybaha Bulshada ee kala duwan ee Beesha Majeerteen.<\/p>\n<p>HORDHAC<br \/>\nQaybaha kala duwan ee Beesha ee ku sugan Magaalada jigjiga ayaa Kulan ku yeeshay Magaalada jigjiga.<br \/>\nWaxayna isla lafa-gureen Walaaca ay beeshoodu ka qabto soo saarista liiska goob codaynta (polling-stations) ee Degmada Wardheer iyo Go&#8217;aanka Xisbiga Barwaaqo ee ku aadan sida loo sharaxayo Xubnaha Baarlamaanka ee Degmada Wardheer.<br \/>\nSidaas darteed anagoo ka duulayna sooyaalka Taariikheed ee doorashooyinka ee Degmada Wardheer.<br \/>\n\u2022 sanadkii 1995 IT, doorashii dhacday waxay Beesha majeerteen heshay 4 Xubnood oo uu ku jiro Xildhibaanka Heer-Federaal<br \/>\n\u2022halka intii ka dambaysay uu Xisbiga D.SH.S uu go&#8217;aamiyay in 2 xubnood majeerteen la siiyo, halka Beelaha kalena 3 xubnood loo qoondeeyay iyadoo Beesha majeerteen ayna ku qanacsanayn go&#8217;aankaas illa waagaas.<\/p>\n<p>Hadda Beesha majeerteen waxay ka xuntahay Walaacna ka muujinaysaa Hab-dhaqanka Hogaaminta Xisbiga Barwaaqo iyo xukuumada Deegaanka oo soo jeediyay wax-qayb iyo Qaybin duudsinaysa Xaquuqda siyaasadeed ee Beesha majeerteen taasoo ah:-<br \/>\nin goob codayntii (polling-stations) beesha majeerteen ku lahayd Degmada Wardheer in laga tagay, halka dhanka Galbeedka ee Degmada Wardheer lagu daray<br \/>\n41 goob-dooraasho oo Guud ahaan Gobolka Doollo wadalahaa kana timaaday Komoshinka Komoshinka doorashada heer-qaran.<br \/>\nArintaas oo sicad oo umuujinaysa in la duudsinayo xaquuqda muwaadiniinta ee Dastuurku udamaanad qaaday ee &#8220;Qodobka 38 aad TFDI&#8221;.<br \/>\nwaxaan ognahay haduusan muwaadinku haysan Goob uu ka codeeyo ama uu ka cod-bixiyo inuusan wax dooran-Karin, lana dooran-karin islamarkaana xaqiisa la duudsiyay.<br \/>\nWaxaan kaloo ognahay in xeerka-cusub ee doorashooyinka Itoobiya inuu xadidayo (restriction) tirada cod-bixiyayaasha ee halka goob cod-bixin (polling-station) sida ku cad qodobka 15 aad ee xeerka lamber No. 97\/2019.<\/p>\n<p>Tusaale ahaan:- waxaan halkaan idinku soo gudbinaynaa Goobaha doorashooyinka laga tagay ee horay ugu jiray waxay ka badanyihiin 20 Sentar sida.<br \/>\n1. Cagaarweyne<br \/>\n2. Odowaa<br \/>\n3. Nagaardaale<br \/>\n4. Diilincaano<br \/>\n5. Miirkhaliifo<br \/>\n6. Uu-uule<br \/>\n7. Toon-xabaalan Iyo Qaarkale oo badan<\/p>\n<p><strong>\u25a0 Xukuumada DDS iyo Xisbiga Barwaaqo waxay si ulakac ah uga tageen<\/strong><br \/>\ngoob cod-bixintii Beesha Majeerteen halka Beelaha kale kuwo cusubna loogu daray kuwoodii horena loo daayay si loo fuliyo soo jeedinta dulmiga ku dhisan ee musharaxiinta Xisbiga ee hadda laqabanayo.<br \/>\nAnagoo og in goob codbixintu ku salaysantahay tirakoobkii hore ee heer-qaran ee aysan ahayn qoondo xukuumad iyo xisbi bixiyey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>GO&#8217;AANKA BEESHA MAJEERTEEN<\/p>\n<p>\u25a0 waxay Beeshu go&#8217;aansatey ayadoo ka duulaysa kulamadii Madaxwaynaha ee 7 jeer aan laqaadanay kuwaas oo ayna waxba kasoo bixin, waxna laga fulin balanqaadyadii uu nala galay.<br \/>\nIn shirweyne layskugu yimaado Magaalada Wardheer si looga tashado Arimaha Masiirigaa, siyaasadda iyo doorashooyinka.<br \/>\nIn Qoomiyada majeerteen ee Gobolka Doollo ay usoo baxaan banaanbax nabadeed oo ay ku raadsanayaan xaquuqahooda.<\/p>\n<p>BAAQ<br \/>\nXukuumada iyo Xisbiga PP waxaan ugu baaqaynaa<br \/>\nIn si deg-dega ah loo saxo goob cod-bixinta<br \/>\nKomoshinka doorashooyinkana maadaama uu hayo diiwaanka goob doorashooyinka inuu saxo si loo sugo xaqqa muwaadinka<br \/>\nHadii aysan xukuumadu iyo Xisbigu Barwaaqo ay wax ka qaban waayaan cabashadaas waxaan cadaynaynaa inaan ka qaybgalayn doorashada dhamaan shacabka Beesha majeerteen, dulmina aan gacantayada lagu ku horseedayn.<br \/>\n&#8220;Waxaa qoray Gudiga beesha Majeerteen&#8221; Askm.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XkgwTrOyyho\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77084\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15.jpg\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"520\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15.jpg 912w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f15-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77080\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"457\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1.jpg\" alt=\"\" width=\"690\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 690px) 100vw, 690px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77082\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77083\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3.jpg\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9f3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Feb 2021 (Puntlandes)\u00a0 War saxaafadeed ay soo saareen Isimada, Odayaasha, Aqoonyahanka, Siyaasiinta iyo qaybaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1717,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77085,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77079\/revisions\/77085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}