{"id":77305,"date":"2021-02-26T15:19:29","date_gmt":"2021-02-26T14:19:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77305"},"modified":"2021-02-26T15:19:29","modified_gmt":"2021-02-26T14:19:29","slug":"golaha-ammaanka-oo-ansixiyay-in-waqtiga-loo-kordhiyo-ciidamada-amisom-ee-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77305","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo ansixiyay in waqtiga loo kordhiyo Ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>26 Feb 2021 (Puntlandes) Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, oo ah ciidan nabad ilaalin ah oo markii ugu horeysay la geeyay dalka Soomaaliya 2007.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-77010\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"425\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war ka soo baxay xarunta Qaramada Midoobay, dhammaan xubnaha UN-ka waxaa ay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen in waqtiga loo kordhiyo howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka Midowga Afrika ee UN-ku taageero ee ku sugan Soomaaliya wuxuu ka shaqeynayaa sidii loo dhisi lahaa awoodda ay Soomaaliya u leedahay nabadeeda iyo horumarkeeda ayaa lagu yiri Bayaan.<\/p>\n<p>AMISOM waa hawlgal taageero oo nabadeed iyadoo ku dhowaad 20,000 oo ciidammo ah ay ka joogaan Soomaaliya kuwaa oo ka kala socda Kenya Itoobiya, Uganda, Burundi iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa ku sugan Soomaaliya iyagoo taageero siineysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo la dagaalanka kooxd Al-shabaab tan iyo Janaayo 19, 2007.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Feb 2021 (Puntlandes) Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77305","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1377,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77306,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77305\/revisions\/77306"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}