{"id":77368,"date":"2021-03-01T12:53:47","date_gmt":"2021-03-01T11:53:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77368"},"modified":"2021-03-01T12:54:02","modified_gmt":"2021-03-01T11:54:02","slug":"rw-rooble-iyo-midowga-musharaxiinta-oo-shir-uga-socdo-hotelka-decale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77368","title":{"rendered":"RW Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo shir uga socdo Hotelka Decale"},"content":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Waxaa goordhow shir uga bilowday Hotelka Decale Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta, Madaxweynaha Hirshabelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyadoo shirkan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo dhaqan gelinta heshiiskii 25 Khamiistii hore ee sababay in xiisadii ka jirtay magaalada Muqdisho ay qabowday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77301\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2.jpg\" alt=\"\" width=\"585\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3k8a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka maanta ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo shirkii khamiistii la soo dhaafay uga baaqsaday sababo gaar ah.<\/p>\n<p>Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa shirka maanta la tagaya sidii loo bilaabi lahaa baaritaanka madaxa bannaan ee dhacdadii 19 February ee ahaa weerarkii Madaxweynayaashii hore iyo rasaastii lagu furay dibad baxayaashii ay hoggaaminayeen qaar ka mid ah Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow shirka aya ahseegaya in arrinta doorashada si gaar ah looga hadli doono, iyo sidii Xubnaha Midowga Musharaxiinta qeyb uga noqon lahaayeen.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu qaato door uu isugu yeero dowlad goboleedyada, lana isugu yimaado shir maalmaha soo socda, si Muqdisho loogu saxiixo qodobadii Baydhabo xalka looga soo gaaray ee Guddiga Farsamada ka soo shaqeeyeen.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa hadda u muuqda inuu door ka qaadanayo xallinta caqabadaha ka jira hirgelinta doorashada, waxaana Beesha caalamka ay dhowr jeer ka dalbadeen inuu qaato kaalintiisa hoggaamineed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Waxaa goordhow shir uga bilowday Hotelka Decale Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1206,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77368"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77370,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77368\/revisions\/77370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}