{"id":77371,"date":"2021-03-01T13:06:03","date_gmt":"2021-03-01T12:06:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77371"},"modified":"2021-03-01T13:06:03","modified_gmt":"2021-03-01T12:06:03","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-wareegto-ku-goaamiyey-in-xukuumadiisu-bixiso-lacagta-deebaajiga-ah-ee-murashixiinta-haweenka-iyo-dadka-la-hayb-sooco","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77371","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi oo wareegto ku go\u2019aamiyey in Xukuumadiisu bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco"},"content":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto uu soo saaray ku go\u2019aamiyey in Xukuumadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76292\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19.jpg\" alt=\"\" width=\"405\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3e19-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 405px) 100vw, 405px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:<br \/>\nKu: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda<br \/>\nOg: Guddoomiyaha Xisbiga UCID<br \/>\nOg: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI<br \/>\nOg: Xisbiga KULMIYE<br \/>\nOg: Xisaabiyaha Guud ee Qaranka<br \/>\nOg: Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka<br \/>\nOg: Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka<\/p>\n<p>Ujeeddo: Deebaajiga Murashixiinta ee Haweenka iyo Dadka-La-Hayb Sooco<br \/>\nMudane Wasiir,<\/p>\n<p>Sida aad la socoto Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91\/2020 Qodobka 68aad iyo Qodobka 83aad waxa ay ku waajibinayaan Murashixiinta Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka in ay bixiyaan Lacag Deebaaji ah, kuna shubaan Xafiiska Cashuuraha Barriga ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.<\/p>\n<p>Haddaba, si ay xukuumaddu u dhiirigaliso ka qayb-galka Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco waxaan go\u2019aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxa aan ku war-gelinayaa Xisbiyadda Qaranka in ay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda u gudbiyaan faah-faahinta murashixiinta kor ku xusan ee shuruudihii sharciga buuxiyey.<\/p>\n<p>Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda waxa la farayaa in ay bixiso lacagta sharcigu ku waajibiyey murashixiinta kor ku xusan ee shuruudaha buuxiyey ee ay kuu soo gudbiyaan Guddoomiyayaasha Xisbiyada Qaranku.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<br \/>\nMuuse Biixi Cabdi<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto uu soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1142,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77371"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77372,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77371\/revisions\/77372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76292"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}