{"id":77395,"date":"2021-03-01T20:41:29","date_gmt":"2021-03-01T19:41:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77395"},"modified":"2021-03-01T20:41:29","modified_gmt":"2021-03-01T19:41:29","slug":"maxkamada-caalamiga-ah-ee-icj-oo-war-ka-soo-saartay-dacwadda-badda-ee-somaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77395","title":{"rendered":"Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ oo war ka soo saartay dacwadda badda ee Somaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay kiiska muranka dhanka badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ku sheegtay in dhagaysiga kiiskaasi uu furmayo maalinta Isniinta ah ee 15 bishaan Maarso marka saacaddu ay tahay 3 p.m.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-77396\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13.jpg\" alt=\"\" width=\"585\" height=\"329\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c13-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Horay ayaa maxkamaddu u sheegtay in dhagaysiga kiiskaasi uu dhacayo taariikhda kor ku xusan, kaddib markii dhowr jeer oo hore dib loo dhigay.<\/p>\n<p>Fadhiga Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabnimo, ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda, halka inta kalana ay Video uga qayb galayaan.<\/p>\n<p>Wakiiladda dhinacyadda Dacwadda u dhaxayso waxay iyaguna noqon karaan Goobjoog ama Video ayeey uga qayb gali karaan.<\/p>\n<p>Diblomaasiyiinta, Wariyayaasha iyo Dadwaynaha waxay dhagaysiga Maxkamadda kala socon karaan Bogga Qaramadda Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1217,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77397,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77395\/revisions\/77397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77396"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}