{"id":77398,"date":"2021-03-01T20:47:28","date_gmt":"2021-03-01T19:47:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77398"},"modified":"2021-03-01T20:47:38","modified_gmt":"2021-03-01T19:47:38","slug":"muuqaalo-magacyada-guddi-isku-dhaf-ah-oo-dowlada-iyo-midowga-musharaxiintu-ay-ku-heshiiyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77398","title":{"rendered":"Daawo Muuqaalo: Magacyada Guddi isku dhaf ah oo Dowlada iyo Midowga Musharaxiintu ay ku heshiiyeen"},"content":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashaxiinta ayaa magacaabay labo guddi oo dhaqan-geliya qodobbadii horey la isula qaatay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77376\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1.jpg\" alt=\"\" width=\"615\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c9a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Eng. Rooble ayaa dul istaagay muhiimadda ay leedahay in dhammaan loo midoobo marxaladdan muhiimka u ah dowladnimada dalkeenna, wadajirna lagu wajaho duruufaha siyaasadeed iyo caafimaad.<\/p>\n<p>\u201cKadib kulankii aan maanta la yeeshay Midowga Murashaxiinta,Madaxweynaha Hirshabelle &amp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaan magacaabay 2 guddi oo ka shaqeyn doona arrimihii aan isla garannay; Guddiga qabanqaabada Dibadbax nabadeed &amp; Guddiga baarista dhacdooyinkii 19-kii Febraayo.\u201d<br \/>\nLabada Guddi ee isku dhaf ka ah ayaa midkood ka shaqeyn doono sidii Midowga Musharaxiintu u qabsan lahaayeen isu soo bax nabdoon si wafaaqsan qodobka 20aad ee Dastuurka KMG, halka guddiga labaadna uu baaritaan ku sameyn doono dhacdooyinkii 19kii Febraayo 2021.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa faray Guddiga qabanqaabada bannaan baxa oo ka kooban 6 xubnood in ay mudnaan gaar ah siiyaan halista amni iyo midda caafimaad ee ku xeeran dalka, lana raaco tilmaamaha hay\u2019adaha amniga iyo kuwa caafimaadka. Xubnahaas oo kala ah;<\/p>\n<p>1.Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Xasan Xundubay Jimcaale<br \/>\n2. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish)<br \/>\n3. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Cadaala)<br \/>\n4. Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame<br \/>\n5. Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle<br \/>\n6. Musharax Madaxweyne Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow<\/p>\n<p>Guddiga labaad ee Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu magacaabay ayaa loo xilsaaray baaritaanka dhacdooyinkii 19kii Febraayo waxayna kala yihiin;<\/p>\n<p>1. S\/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe.<br \/>\n2. Col. Maxamed Cabdulqaadir Xaaji<br \/>\n3. S\/Guuto Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare<br \/>\n4. S\/Guuto Maxamed Cali Bariise<br \/>\n5. G\/le Dhexe Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud<br \/>\n6. Xuseen Macalin Maxamuud<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kula dardaarmay guddiyadan in ay si hufan u gutaan waajibaadka Qaran ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Daawo Afhayeenka dawladda oo akhrinaya war saxaafadeedka<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Boz3WBkKxFE\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo C\/raxman C\/shakur \u201cWaxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed &amp; siyasiyinta halkaan kamaqan inay nala qaataan&#8221;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9CyJLgLoFOE\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Mars 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1257,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77400,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77398\/revisions\/77400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77376"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}