{"id":77409,"date":"2021-03-02T15:57:56","date_gmt":"2021-03-02T14:57:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77409"},"modified":"2021-03-02T15:57:56","modified_gmt":"2021-03-02T14:57:56","slug":"daawo-video-midowga-musharaxiinta-oo-ku-eedeeyay-farmaajo-inuu-carqaladeynayo-wadahadalada-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77409","title":{"rendered":"Daawo Video: Midowga Musharaxiinta oo ku eedeeyay Farmaajo inuu carqaladeynayo wadahadalada socda"},"content":{"rendered":"<p>02 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga musharraxiinta iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77163\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3d7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cWaxaase nasiib-darro ah in madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C\/laahi Farmaajo uu si ula kac ah u xagal-daacinayo wadahadallada u dhexeeya Raisalwasaaraha iyo Midowga\u201d<\/p>\n<p>\u201cKaddib markii uu isla-maalintii shirka loo ballansanaa uu ku dhawaaqay shir uusan sharciyad u lahayn u yeeriddiisa, kaasoo uu ku doonayo in uu ku carqaladeeyo wadadallada u dhexeeya Raysalwasaaraha iyo Midowga Murashaxiinta\u201d ayaa lagu yiri war saxaafadeed kasoo baxay midowga musharraxiinta.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ka digeen cawaaqib xumada ka dhalan karta in la fashiliyo wadahadallada u dhexeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo mucaaradka.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ugu baaqeen dowladda inay ilaaliso amniga shacabka ka qeybgeli doono dibadbaxyada ay ku dhawaaqeen in Sabtida ay ku qaban doonaan fagaaraha Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaaneysa xilli shaley Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo midowga musharraxiinta ay kulan ku yeesheen Muqdisho, waxayna ku heshiiyeen in mucaaradka ay qabsadaan dibadbaxyo nabdoon ammaankiisa ay xaqiijiso dowladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x8AzRjZpA7U\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77410\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17.jpeg\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"1264\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17.jpeg 1235w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17-158x300.jpeg 158w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17-768x1462.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17-538x1024.jpeg 538w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17-292x556.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c17-638x1215.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1204,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77411,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77409\/revisions\/77411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77163"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}