{"id":77482,"date":"2021-03-08T12:07:53","date_gmt":"2021-03-08T11:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77482"},"modified":"2021-03-08T12:08:31","modified_gmt":"2021-03-08T11:08:31","slug":"wafdiga-dowladda-soomaaliya-u-matalaya-dhageysiga-kiiska-badda-oo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77482","title":{"rendered":"Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo dalka ka dhoofay"},"content":{"rendered":"<p>08 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga dacwadda Badda ee taala maxkamadda caalamiga ee Cadaalladda Adduunka ayaa goor dhow u ambabaxaya magaalada Hague.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77483\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10.jpg\" alt=\"\" width=\"547\" height=\"488\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10.jpg 673w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10-300x267.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10-90x80.jpg 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10-60x55.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10-292x260.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3a10-638x569.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 547px) 100vw, 547px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Guuleed, waxaana wehliya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxaana guddigan qeyb ka ah qarreenada Soomaaliya difaacaya.<\/p>\n<p>Dhageysiga dacwadda ayaa la filayaa inay bilaabato 15-ka bishan, iyadoo dhageysiga uu noqonayo mid toos ah, oo aaladda foggaan araga laga daawan doono.<\/p>\n<p>Intii uu Madaxweyne Farmaajo xilka hayay illaa saddex jeer ayaa dib loo dhigayay dhageysiga dacwada, iyadoo ahaa codsi ay dowladda Kenya wadatay,<\/p>\n<p>Hase ahaatee bil ka hor Maxkamadda ICJ ayaa diiday codsi ay dowladda Kenya markii afaraad dooneysay in dib loo dhigay, balse lagu gacan seyray.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Guuleed oo wariyeyaasha kula hadlay garoonka diyaaradaya ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan in kiiskaas ay ku guuleystaan, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay u soo duceeyaan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkii 2014 Maxkamadda Hague geysay dacwada Badda, oo ahaa muranka dhanka sohdinta badda ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya oo muddo soo jiitamayay.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_11_4b7 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga dacwadda Badda ee taala maxkamadda caalamiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1152,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77485,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77482\/revisions\/77485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}