{"id":77534,"date":"2021-03-09T19:08:05","date_gmt":"2021-03-09T18:08:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77534"},"modified":"2021-03-09T19:08:05","modified_gmt":"2021-03-09T18:08:05","slug":"akhriso-madaxweyne-oo-shaqada-ka-joojiyay-guddoomiyaha-degmada-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77534","title":{"rendered":"Akhriso madaxweyne oo shaqada ka joojiyay guddoomiyaha degmada Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso: 9 March 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee 9-ka Maarso 2021, kuna saabsan shaqo ka joojin Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-77278\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a.jpg\" alt=\"\" width=\"520\" height=\"323\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a-300x186.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a-768x477.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a-1024x636.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a-292x181.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3g7a-638x396.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 520px) 100vw, 520px\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha Dowladda Puntland<br \/>\nMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad<br \/>\nMarkuu arkay: Eedaymaha la xiriira ku dhaqan la\u2019aanta nidaamka maamulka dhaqaalaha ee degmadda Boosaaso<br \/>\nMarkuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.<br \/>\nMarkuu tixgeliyey: Cabashooyinka ka imanaya shacabka degmadda Boosaaso<br \/>\nWuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa shaqada laga joojiyey Guddomiyaha Degmada Boosaaso, Mudane Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.<br \/>\n2. Waxaa shaqada sii wadaya Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Degmadda Boosaaso.<br \/>\n3. Waxaa la faray Hanti dhawrka Guud in ay baaris dhameystiran ku sameeyaan maamulka iyo maareynta<br \/>\nXeerkan waxaa uu dhaqangelaya marka uu Madaxweynuhu Saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso: 9 March 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77535,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77534\/revisions\/77535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}