{"id":77541,"date":"2021-03-10T12:55:32","date_gmt":"2021-03-10T11:55:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77541"},"modified":"2021-03-10T12:55:32","modified_gmt":"2021-03-10T11:55:32","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-walaac-ka-muujiyay-xaalada-amni-iyo-caafimaad-darro-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77541","title":{"rendered":"Midowga Musharaxiinta oo walaac ka muujiyay xaalada amni iyo caafimaad darro ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>10 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka, Cudurka halista ah ee COVID-19 ee kusii faafay gudaha dalka iyo Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee dhacaya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-77060\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a.jpg\" alt=\"\" width=\"392\" height=\"261\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a.jpg 1920w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9e8a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 392px) 100vw, 392px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Musharaxiinta ayaa waxaa lagu cambaareeyay weeraradii lagu qaaday Xerada Xalane iyo Maqaayada Luul Yemeni iyagoon sheegay inay ka xun yihiin falalkaas ka dhacay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Golaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka taxadaraan faafida Cudurka halista ah ee COVID-19, ayna ka feejignaadan dhibaatooyinka amni darro ee ka dhacaya dalka ee kuwa geysanaya ka faa\u2019iideysanayaan Jahwareerka siyaasadeed ee jira.<br \/>\nSidoo kale,Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee la filayo inuu todobaadkan ka dhaco Teendhada Afisyooni ee Xerada Xalane.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa tilmaamay in shirkaas ay u arkaan inuu yahay mid lagu soo afjari doono is-maandhaafka siyaasadeed ee jira haddii uu kulanka uu noqdo mid loo dhan yahay oo dhammaan Madaxda kasoo qeyb galaan, loogana hadlayo khilaafka taagan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-77542\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"832\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c.jpg 792w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c-248x300.jpg 248w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c-768x931.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c-292x354.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3c-638x773.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Mars 2021 (Puntlandes)\u00a0Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1287,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77543,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77541\/revisions\/77543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}