{"id":77633,"date":"2021-03-13T10:54:11","date_gmt":"2021-03-13T09:54:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77633"},"modified":"2021-03-13T10:54:11","modified_gmt":"2021-03-13T09:54:11","slug":"golaha-ammaanka-qm-oo-ku-baaqay-in-la-qabto-doorasho-aan-mar-kale-dib-u-dhicin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=77633","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka QM oo ku baaqay in la qabto doorasho aan mar kale dib u dhicin"},"content":{"rendered":"<p>13 Mars 2021 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay jimcihii shir gaar ah ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya ayaa u kordhiyay waqtiga howlgalka Ciidamada AMISOM, iyagoo ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay qabtaan doorashooyin aan mar kale dib u dhicin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-77010\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3w9a2.jpg\" alt=\"\" width=\"461\" height=\"306\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka kooban 13 bog oo ay soo diyaarisay dowladda Britain ayaa waxaa ansiyay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ka dalbaday dhinacyada Soomaaliya inay xal ka gaaraan khilaafka, sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto doorasho.<\/p>\n<p>Todobaadkan ayaa la filayaa inuu Muqdisho ka bilowdo shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada 17 september.<\/p>\n<p>Hase ahaatee waxaa jira caqabado ku horgudban shirkaas oo la doonayo in la xaliyo, gaar ahaan shuruudaha Puntland iyo Jubbaland soo jeediyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Mars 2021 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay jimcihii shir gaar ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-77633","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1308,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=77633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77634,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/77633\/revisions\/77634"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=77633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=77633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=77633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}