{"id":78685,"date":"2021-05-02T12:18:03","date_gmt":"2021-05-02T10:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78685"},"modified":"2021-05-02T12:18:03","modified_gmt":"2021-05-02T10:18:03","slug":"dhagayso-jubaland-oo-ka-hadlay-ku-wareejinta-maamulka-doorashooyinka-rw-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78685","title":{"rendered":"Dhagayso: Jubaland oo ka hadlay ku wareejinta maamulka doorashooyinka RW Rooble"},"content":{"rendered":"<p>02 May 2021 (Puntlandes) Wasiirka warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubbaland Eng Cabdi Xuseen ayaa ka hadlay mowqifka Maamul goboleedka Jubbaland ee ku wareejinta maamulka doorashooyinka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-78687\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1.png\" alt=\"\" width=\"564\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1.png 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-768x512.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-1024x683.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-638x425.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3c3a1-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 564px) 100vw, 564px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Eng Cabdi Xuseen oo wareysi siiyay laanta afka soomaliga ee VOA ayaa ku tilmaamay ku wareejinta maamulida doorashooyinka ra\u2019iisul wasaaraha mid qabyo ah balse uu soo dhoweynayo maamulka Jubbalanad.<\/p>\n<p>\u201cMa wada dhamo oo sidii la rabay ma aha in xukunka uu wareejiyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, waa laga habboon yahay in uu isku dhajiyo ciidamadii ayaa is hor fadhiya, mana ahayn in uu doorashada keliya wareejiyo, hoggaankii ciidanka ayuu weli hayaa waana in uu saxiixaa warqadda xil wareejinta\u201dayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Jubbaland.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa ah maamul goboleedkii ugu horeeyay ee ka hadla in Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday uu iska wareejiyao maamulida doorashooyinka isla markaana aqbalay in dib loogu laabto wadahadaladii teendhada.<\/p>\n<p>Hase yeeshee beesha caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay talaabadii uu qaaday shalay Farmaajo.<\/p>\n<p>Dhagayso waraysi ay la yeelatay VOA<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-78685-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/99a477b6-444b-4e4e-8016-a3a02c8f1185_48k.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/99a477b6-444b-4e4e-8016-a3a02c8f1185_48k.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/99a477b6-444b-4e4e-8016-a3a02c8f1185_48k.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 May 2021 (Puntlandes) Wasiirka warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubbaland Eng Cabdi Xuseen ayaa ka hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78687,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-78685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1324,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=78685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78688,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78685\/revisions\/78688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/78687"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=78685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=78685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=78685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}