{"id":78875,"date":"2021-05-11T18:11:40","date_gmt":"2021-05-11T16:11:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78875"},"modified":"2021-05-11T18:11:40","modified_gmt":"2021-05-11T16:11:40","slug":"kenya-oo-mamnuucday-duulimaadyada-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78875","title":{"rendered":"Kenya oo mamnuucday duulimaadyada dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>11 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Kenya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada tegeya iyo kuwa ka imanaya dalka Soomaaliya,marka laga reebo arrimaha caafimaadka deg-degga ah iyo duulimaadyada Hay\u2019ada Qaramada Midoobay ee arrimaha bani\u2019aadanimada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-76679\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"466\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-300x275.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-60x55.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-292x268.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3o2-638x586.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay agaasimaha duulimaadyada rayidka ee dalka Kenya Gilbert Kibe ayaa lagu sheegay in amarkan uu soconayo illaa iyo 9ka bisha August ee sanadkan.<\/p>\n<p>Hase yeeshee Kibe ayaan sheegin sababta ka dambeysay joojinta duulimaadyada xilli ay labada dowladood soo ceshteen xiriirka diblumaasi.<\/p>\n<p>Balse waxaa ay wararku sheegayaan in dowlada Kenya ay aad uga carootay xayiraada weli saaran ganacsigii Qaadka.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay hay\u2019ada duulimaadka dalka Soomaaliya ayaa uga digtey ganacsatada qaadka in aan weli la qaadin xayiraada saarneyd ganacsiga qaadka.<br \/>\nXayiraada lagu soo rogey duulimaadyada Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa saameyn ay<\/p>\n<p>ku yeelan kartaa duulimaadyada gudaha dalka Soomaaliya maadaama diyaaradaha ka howlgala gudaha dalka Soomaaliya ay u badan yihiin kuwo ka diiwaangashan dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Kenya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada tegeya iyo kuwa ka imanaya dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-78875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1100,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=78875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78876,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78875\/revisions\/78876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/76679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=78875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=78875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=78875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}