{"id":78902,"date":"2021-05-15T16:27:00","date_gmt":"2021-05-15T14:27:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78902"},"modified":"2021-05-15T16:27:09","modified_gmt":"2021-05-15T14:27:09","slug":"ismail-cumar-geelle-oo-markii-5aad-la-caleemosaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=78902","title":{"rendered":"Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 5aad la caleemosaaray"},"content":{"rendered":"<p>15 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay Ismaaciil Cumar Geelle, kaas oo ku guuleystay 98,8% doorrasho ka dhacday dalkaas 9kii Bishii Apriil ee sanadkan 2021.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-78903\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4.jpg\" alt=\"\" width=\"568\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4-292x193.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4-638x423.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e2a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 568px) 100vw, 568px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasabadda dhaarinta &amp; Caleemosaarka Madaxweynaha Jabuuti ayaa waxaa ka qeyb galay Madax badan oo Afrikan ah, sida madaxweynaha dalka Kenya, Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhaarinta kadib Goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyay Madaxda ka socota dalalka Afrika ee munaasadda ka qyeb galay, isaga oo balan qaaday in Shacabka Jabuuti uu si cadaalad ah ugu Shaqeyn doono.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu sii xoojin doono xiriir kala dhaxeeyay wadamo badan oo Caalamka ah, kuwaas oo ay iska kaashadaan dhinacyada amniga iyo horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-78902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1099,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=78902"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78905,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/78902\/revisions\/78905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/78903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=78902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=78902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=78902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}