{"id":79016,"date":"2021-05-19T20:46:25","date_gmt":"2021-05-19T18:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79016"},"modified":"2021-05-19T20:46:25","modified_gmt":"2021-05-19T18:46:25","slug":"daawo-muuqaal-midowga-musharaxiinta-oo-dalbaday-inay-ka-qeybgalaan-shirka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79016","title":{"rendered":"Daawo muuqaal: Midowga Musharaxiinta oo dalbaday inay ka qeybgalaan Shirka Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>19 May 2021 (Puntlandes) Shir jaraa\u2019id oo uu qabtay afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle ayuu ku sheegay in wadahadalada arrimaha doorashooyinka ay tahay inay ka qeybgalaan musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-79017\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2.png\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2.png 841w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2-300x177.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2-768x452.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2-292x172.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3e9a2-638x376.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in musharixiinta ay doonayaan in ay ka qeyb galaan Shirka beri, iyagoona si rasmi ah u sheegay in taageersan yihiin qaban qaabada uu wado R\/wasaare Rooble.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlayay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in shirka madaxda uu saldhig u noqon doono heshiiskii 17-kii Sep, sidoo kalena looga wada hadli doono xalinta ismari waagga ka taagan qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in shirka ay ka soo qeyb geli doonaan Madaxda dowlad Goboleedyada, isagoona sheegay in ay muhiim tahay in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu hoggaamiyo shirka beri ka furmaya magaalada Muqdisho, wuxuuna caddeeyey in musharixiinta rajo wanaagsan ay ka qabaan inuu natiijo wanaagsan ka baxo.<\/p>\n<p>Maalinta beri ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka qabsoomo shir uu dhawaan iclaamiyay Ra\u2019iisul wasaare Rooble, kaasi oo looga hadli doono xalinta muranka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Uc4BqvjlMD0\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 May 2021 (Puntlandes) Shir jaraa\u2019id oo uu qabtay afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1181,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79018,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79016\/revisions\/79018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}