{"id":79047,"date":"2021-05-20T22:25:08","date_gmt":"2021-05-20T20:25:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79047"},"modified":"2021-05-20T22:25:08","modified_gmt":"2021-05-20T20:25:08","slug":"mahama-oo-ka-laabtay-inuu-noqdo-ergeyga-gaarka-ah-ee-midowga-afrika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79047","title":{"rendered":"Mahama oo ka laabtay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\">20 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uga laabtay aqabalaaddiisii aheyd inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee xal u helidda is-mari waaga doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3d6a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-78814\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3d6a2.jpg\" alt=\"\" width=\"389\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3d6a2.jpg 455w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3d6a2-240x300.jpg 240w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3d6a2-292x365.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 389px) 100vw, 389px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"p1\">Mahama ayaa warqaddiisa ku sheegay in muhiimadda siyaasadeed ee sare ee shaqada loo igmaday ay u baahan tahay in ergeyga uu helo taageerada buuxda iyo wada-shaqeynta dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"p1\">Go\u2019aanka uu qaatay Mahama ayaa yimid kadib markii dowladda federaalka ay kasoo horjeesatay magacaabistiisa ayada oo sheegtay in aan loo baahnayn iminka, sidoo kalena uu xiriir dhow la leeyahay dowladda Kenya.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Dowladda federaalka ayaa warqad ay u qortay Midowga Afrika ku sheegtay in kulanka uu ra\u2019iisul wasaare Rooble isugu yeeray madaxda dawlad goboleedyada ee ka dhacaya Muqdisho uu ka dhiggan yahay inaan loo baahneyn ergeyga Midowga Afrika.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Mahama ayaa warqadda uu u qoray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat waxa uu ku sheegay in taageero la\u2019aanta dowladda federaalka Soomaaliya ay halis gelin karto hanaanka oo idil, islamarkaana waxyeeleyn karto rajada dunida ay dhan ay ka qabto inuu nabad kusoo dabaalo Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"p1\">Mahama ayaa sheegay inay ka go\u2019an tahay inuu taageero aragtida Midowga Afrika ee ku aadan Afrika oo is-dhexgasha, barwaaqo iyo nabad ah, oo Soomaaliya-na ay ku jirto.<\/p>\n<p class=\"p1\">Ma cadda, tallaabada xigta ee uu Midowga Afrika qaadi doono, waxaana suurta-gal ah inuu sugo shirka ka furmaya Muqdisho, oo haddii heshiis lagu gaaro aanu soo magacaabin ergey kale.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 May 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1240,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79048,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79047\/revisions\/79048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/78814"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}