{"id":79116,"date":"2021-05-23T12:43:12","date_gmt":"2021-05-23T10:43:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79116"},"modified":"2021-05-23T12:43:12","modified_gmt":"2021-05-23T10:43:12","slug":"df-oo-ka-hordhacday-qodob-looga-hadlayo-shirka-afisyooni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79116","title":{"rendered":"DF oo ka hordhacday qodob looga hadlayo shirka Afisyooni"},"content":{"rendered":"<p>23 May 2021 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan ammaanka doorashooyinka sanadkan ka dhacaya gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-77448\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3.jpg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"268\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3d3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 476px) 100vw, 476px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xundubey ayaa marka hore shaaca ka qaaday in saraakiisha laamaha amniga dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeen sugida amniga goobaha loo qorsheeyey doorashooyinka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray walaaca iyo shakiga ay midowga musharraxiinta mucaaradka ka qabeen sugida amniga doorashooyinka dalka, wuxuuna tilmaamay saraakiisha laamaha amniga ay kulamo gaar gaar ah la qaateen saamileyda siyaasadeed, isla-markaana xilligan uusan jirin shaki ka taagan dhinaca amniga ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay, haddii heshiis buuxa lagu gaaro shirka ka socda Teendhada Afisyooni ay si rasmi ah u bilaaban doonto doorashada.<\/p>\n<p>\u201cHaddii maanta shir lagu heshiiyo ee la yiraa beri ayae doorashada bilaabaneysaa wasaaradda amniga iyo guud ahaan aay\u2019adaha amniga waa u diyarsan yahay qorshahooda,\u201d ayuu yiri wasiirka wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo uu Muqdisho shirka\u00a0Golaha Wadatashiga Qaran, kaas oo looga arinsanayo sidii heshiis looga gaari lahaa qodobo uu ka mid yahy Aminiga doorasha.<\/p>\n<p>Shimaca kale wasiir\u00a0Xundubey ayaa sheegay in shirka\u00a0\u00a0Golaha Wadatashiga Qaranku\u00a0soo xirmi doono berri oo Isniin ah ugu dambayn, taas oo iyana ah ka hor-dhac aad moodo inay dawladu ogtahay ama meel wax u yaalaan.<\/p>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/100004954356841\/videos\/1478867332288398\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 May 2021 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1346,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79116"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79127,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79116\/revisions\/79127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/77448"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}