{"id":79118,"date":"2021-05-23T12:43:22","date_gmt":"2021-05-23T10:43:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79118"},"modified":"2021-05-23T12:43:40","modified_gmt":"2021-05-23T10:43:40","slug":"guddiga-kmg-doorashooyinka-tpec-oo-shaaciyey-inay-hayaan-caddaymo-dad-isku-dayey-inay-marar-badan-is-diiwaangeliyaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79118","title":{"rendered":"Guddiga KMG Doorashooyinka (TPEC) oo shaaciyey inay hayaan caddaymo dad isku dayey inay marar\u00a0 badan is-diiwaangeliyaan"},"content":{"rendered":"<p>23 May 2021 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka (TPEC) ayaa maanta waxay shaaciyeen inay hayaan caddaymo dad isku dayey inay marar\u00a0 badan is-diiwaangeliyaan, iyagoo soo bandhigay sawir muujinaya qof dhawr jeer is-diiwaangeliyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-79119\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1.jpg\" alt=\"\" width=\"598\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1-300x150.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1-768x384.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1-1024x512.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1-292x146.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a1-638x319.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga KMG Doorashooyinka ayaa qoraalka uu soo dhigay barta uu Facebook ku leeyahay wuxuu u qornaa qoraalka gudoomiyaha sdan:<\/p>\n<p>Waxaa jira dad system ku soo qabtay oo isku dayay inay halmar wax ka badan isdiiwaangeliyaan, marka diiwaangelintu dhamaato waxaan soo saaridoonaa liiska dadka iskudayadaas sameeyay waxaana loo gudbindoonaa hay\u2019adaha cadaaladda si loogu qaado ciqaabta ku haboon, sida uu qabo Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaashu.<\/p>\n<p>Sawirka hoos ka muuqda waa qof oo system ku soo qabtay, wajiga iyo macluumaadka waxaan calaamadda usaarnay inaan la aqoonsan ka hor inta aan u gudbinayno hay\u2019adaha caddaaladda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 May 2021 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka (TPEC) ayaa maanta waxay shaaciyeen inay hayaan caddaymo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1159,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79118"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79128,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79118\/revisions\/79128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79119"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}