{"id":79136,"date":"2021-05-23T20:19:21","date_gmt":"2021-05-23T18:19:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79136"},"modified":"2021-05-23T20:19:21","modified_gmt":"2021-05-23T18:19:21","slug":"xasan-sheekh-oo-soo-saaray-qoraal-aysan-kula-midaysnayn-midowga-musharixiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79136","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo soo saaray qoraal aysan kula midaysnayn midowga Musharixiinta"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">23 May 2021 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku soo dhaweeyey, isla markaana ku bogaadinayo hanaanka uu ku socdo shirka golaha wadatashiga Qaran oo maalinkii labaad ka socda Xerada Afisyooni ee Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-79137\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"413\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7.jpg 1272w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-300x193.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-768x495.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-1024x660.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-292x188.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-638x411.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b4a7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xasan Sheekh ku yiri war-saxaafadeedkiisa ku yiri \u201cSooyaalka siyaasadda dalkeena waxa uu na barayaa in wadahadal kasta oo niyad-wanaag ku saleysan uu dhaliyo natiijo ay dadkeennu ku diirsadaan. Waxaan saamileyda siyaasadda, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saaxiibada Soomaaliya ugu baaqayaa inay door ka qaataan sidii uu shirku ku guuleysan lahaa&#8221;<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa uu sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay maanta ku jirto xaalad halis ah oo u baahan in loo wada istaago, lagana badbaadiyo burbur hor leh isagoo\u00a0ku yiri \u201cDhammaanshaha muddo-xileedka sharciga ah ee hay\u2019adaha dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka waxa uu hubanti la\u2019aan geliyay dowladnimadeena,\u201d\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Midowga mushariinta madaxweynaha oo uu Xasan Sheekh ka mid ahaa ayaa waxay soo saari jireen qoraalo ay ku midaysan yihiin, taas oo iminka Xasan Sheekh ka weecday.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka:<\/strong><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b>Muqdisho, 23<\/b><\/span><span class=\"s2\"><b><sup>ka\u00a0<\/sup><\/b><\/span><span class=\"s1\"><b>Maajo 2021:<\/b>\u00a0Waxaan soo dhaweynayaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka ee Muqdisho ka furmay aniga oo u rajeynaya guul iyo in ay ka soo baxaan natiijooyin wax ku ool ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sooyaalka siyaasadda dalkeena waxa uu na barayaa in wadahadal kasta oo niyad-wanaag ku saleysan uu dhaliyo natiijo ay dadkeennu ku diirsadaan. Waxaan saamileyda siyaasadda, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saaxiibada Soomaaliya ugu baaqayaa inay door ka qaataan sidii uu shirku ku guuleysan lahaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Heshiis wadar oggol ah oo laga gaaro maamulka doorashooyinka waqtigooda dhaafay waxay ummadda Soomaaliyeed u leedahay muhiimmad weyn oo ku qotonta jiritaanka dalkeena iyo wax la qeybsiga dunida asaaggeena ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dowladnimadeennu waxay maanta ku jirtaa xaalad halis ah oo u baahan in loo wada istaago lagana badbaadiyo burbur hor leh. Dhammaanshaha muddo-xileedka sharciga ah ee hay\u2019adaha dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka waxa uu hubanti la\u2019aan geliyay dowladnimadeena.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qatarta maanta dalka haysata ma aha oo kaliya in hay\u2019adihii fadaraalka ee dalka isku hayay ay sharciyaddii ka dhammaatay ee waxaa kala qeybsan golayaashii sharci dejinta, golihii fulinta ayaa inta badan curyaansan, hay\u2019adihii amniga ayaa qeybsan. Haddaba xaaladda ay ku sugan yihiin hayadaha fadaraalka ayaa keeni karta in nabad geliyada dalka ay qar ka sii dhacdo, taas oo fursad siin karta cadowga. Sidoo kale waxaa qatar ku jirta midnimada dalka oo hay\u2019adaha Federaalku yihiin kuwa isku haya dawladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa taagan walwal ah in nidaaamka deyn-cafinta oo muddo siddeed sano ah soo socday uu gebi ahaanba burburo, taas oo ay ka dhalan karaan natiijooyin aan la mahadin oo dhaqaalaha dalka ee liita hoos usii dhiga. Xiriirka hay\u2019adaha, ururrada iyo dowladaha dunida aan la leenahay oo dadaal badan lagu bixiyay soo celintiisa ayaa isna qatar ku jira haddii ay daba dheeraato marxaladda adag ee uu dalku ku jiro.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Iyada oo maanka lagu hayo xaaladdan, ayaa waxaa lama huraan ah in shirka furmay uu si degdeg ah u gaaro go\u2019aamo suurtagelinaya in moddo kooban uu dalku ku aado doorasho xor iyo xalaal ah oo la isku raacsan yahay hannaanka maamulkeeda si loo wada aqbalo natiijada ka soo baxda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b>Mar kasta Guul ayaan dadkeenna iyo dalkeennaba u rajeynayaa.<\/b><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 May 2021 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1554,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79138,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79136\/revisions\/79138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}