{"id":79144,"date":"2021-05-25T12:24:12","date_gmt":"2021-05-25T10:24:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79144"},"modified":"2021-05-25T12:24:12","modified_gmt":"2021-05-25T10:24:12","slug":"golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay-oo-maanta-ka-hadlaya-xaalada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79144","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta ka hadlaya xaalada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>25 May 2021 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta oo talaado ah shir gaar ah ka yeelan doonaa xaaladda dalka Soomaaliya, sida uu shaaciyay xaafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliya.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM, ayaa lagu sheegay in Goluhu maanta shir ka yeelanayo xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Ammaanka waxa si gaar ah diiradda loogu saari doonaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, oo ay ku jirto doorashada iyo sidoo kale arrimaha banii\u2019aadannimada.<\/p>\n<p>Shirka waxa warbixinno kooban siin doona Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsa Soomaaliya, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 May 2021 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta oo talaado ah shir gaar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79144","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1121,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79145,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79144\/revisions\/79145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}