{"id":79149,"date":"2021-05-26T13:13:00","date_gmt":"2021-05-26T11:13:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79149"},"modified":"2021-05-26T13:13:00","modified_gmt":"2021-05-26T11:13:00","slug":"golaha-ammaanka-oo-walaac-ka-muujiyay-goaanka-dowlada-ay-ku-diiday-ergeyga-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79149","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo walaac ka muujiyay go\u2019aanka dowlada ay ku diiday Ergeyga Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>26 May 2021 (Puntlandes) Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay diiday ergeygii Midowga Afrika ay u soo magacoowday Soomaaliya, Mudane John Mahama.<\/p>\n<p>James Swan ayaa shalay ka hadlay kulan gaar ah oo Golaha Ammaanka ka yeeshay arrimaha Somaaliya ayaa ku tilmaamay go\u2019aankaas inuu ahaa mid aan wanaagsanayn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa si weyn uga qoomameyneynaa go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika usoo magacaawday Soomaaliya.\u201dayuu yiri James Swan.<\/p>\n<p>Go\u2019aankaas kadib, John Mahama wuxuu sheegay in uu isaga laabtay tallaabadii Midowga Afrika ugu soo magacaawday in uu noqdo ergeyga gaarka u qaabilsan Soomaaliya isla markaana wuxuu hakiyay shaqadaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 May 2021 (Puntlandes) Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79149","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1115,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79150,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79149\/revisions\/79150"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}