{"id":79436,"date":"2021-06-06T16:53:56","date_gmt":"2021-06-06T14:53:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79436"},"modified":"2021-06-06T16:53:56","modified_gmt":"2021-06-06T14:53:56","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-magacaabay-agaasimayaal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79436","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimayaal cusub"},"content":{"rendered":"<p>06 June 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Agaasimayaal cusub Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-79186\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a.jpg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/3b7a6a2a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Saciid Cabdullaahi Calasow.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Maxamed Xayir Ducaale.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in xilka laga qaaday Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta kadib markii wasaaradaasi ay toddobaadyadii la soo dhaafay ay baahineysay wararka mucaaradka.<\/p>\n<p>Dhanaca kale wuxuu Rooble magacaabay todobaadkii tagay Mareeyaha Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo\u00a0Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga, dawlad muddo xileedkeedii dhamaaday ma ahan inay jagooyin magacawdo xilna qaado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 June 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":997,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79437,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79436\/revisions\/79437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79186"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}