{"id":79624,"date":"2021-06-10T21:05:19","date_gmt":"2021-06-10T19:05:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79624"},"modified":"2021-06-10T21:05:19","modified_gmt":"2021-06-10T19:05:19","slug":"daawo-muuqaal-wasiir-dubbe-ma-jiro-askari-ka-tirsan-ciidamada-soomaaliya-oo-ka-dagaalamay-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79624","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal: Wasiir Dubbe \u201dMa jiro Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliya oo ka dagaalamay Tigray\u201d"},"content":{"rendered":"<p>10 June 2021 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe ayaa shir jaraa\u2019id oo uu goordhow qabtay ku xaqiijiyay in ciidamada tababarka ugu maqan dalka Eritrea, isagoo sheegay in la siyaasadeynayo Ciidamada tababarka ku maqan, waxaana uu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay jiraan Ciidamo Soomaali ah oo ka dagaalamay Gobolka Tigray.<span id=\"more-22781\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-79625\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2.jpg 700w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2-300x172.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2-292x167.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2-638x365.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft tdi_7 td_block_template_1 \">\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta wasaarada warfaafinta ayaa sheegay inuusan jirin askari ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo ka dagaalamay gooblka Tigray isagoo sheegay in ay warbixinta ay soo saartay Qaramada Midoobay ay tahay mid qalad ah oo ay cabasho ka gudbiyeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>\u201cWaa wax kama jiraan, Ma jiro ciidan Somaliyed oo Tigreey ka dagaalamay. Dhalinyaradeena waxey wali Eritrea noogu maqan yihiin Tababar mana jiro qof ka dhintey iyagoo caafimaad qaba ayay dib ugu soo laaban doonaan dalkooda marka ay tababarka dhamaystaan\u201dayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JHhiOoS3CdY\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 June 2021 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe ayaa shir jaraa\u2019id oo uu goordhow qabtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1019,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79626,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79624\/revisions\/79626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79625"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}