{"id":79627,"date":"2021-06-10T21:09:08","date_gmt":"2021-06-10T19:09:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79627"},"modified":"2021-06-10T21:09:08","modified_gmt":"2021-06-10T19:09:08","slug":"daawo-muuqaal-rooble-oo-warbixin-ka-dhageystay-guddiga-xaqiijinta-guddiyada-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79627","title":{"rendered":"Daawo muuqaal: Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>10 June 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen xal u helista tabashooyinka maangalka ah ee laga soo gudbiyey xubnaha Guddiyada doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey ballan-qaadkii Xukuumadda ee ku aaddanaa hoggaaminta geeddi socodka doorasho daah-furan oo deg deg ah, laguna kalsoonaan karo, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo danta guud, lagana fogaado dhaliilaha aan wax dhisayn, si loo sii amba-qaado qabsoomidda doorashada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo kulanka kaddib soo bandhigay tallaabooyinka loo qaaday qabsoomidda doorashada.<\/p>\n<p>Ayaa ku ammaanay Dowlad-goboleedyada soo gudbiyey xubnaha lagu beddelay xubnihii hore, kana codsaday ciddii ay ku dhiman yihiin xubnaha haray in ay degdeg u soo magacaabaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/b0tfHSlxHT4\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-79628\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-79629\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3h2a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 June 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1137,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79627"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79630,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79627\/revisions\/79630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79629"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}