{"id":79779,"date":"2021-06-15T12:41:36","date_gmt":"2021-06-15T10:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79779"},"modified":"2021-06-15T12:41:36","modified_gmt":"2021-06-15T10:41:36","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-qarax-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=79779","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo ku saabsan qarax ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>15 June 2021 (Puntlandes) Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo la xiriira qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo ku taal degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-79780\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"526\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a.jpg 782w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a-300x226.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a-768x578.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a-292x220.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3b6a-638x481.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka waxa ay sheegayaan in qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa uu isku dhex qarxiyay dhalinyaro loo qorayay ciidanimo kuwaasoo ku sugnaa afaafka hore ee xarunta ciidamada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<div>\n<p>Dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxan ayaa la sheegay inay gaarayaan illaa labaatan ahaa dhalinyarada loo qorayay askarinimada halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxey hay\u2019adaha ammaanka ee dawladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan qaraxa ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee Gen. Dhego badan.<\/p>\n<p>Sidoo kale ma jirto illaa hadda cid sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa, waloow weerarrada sidan oo kale ah badanaa sheegtaan Al-Shabaab.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 June 2021 (Puntlandes) Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo la xiriira qarax ismiidaamin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-79779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":959,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79781,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79779\/revisions\/79781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}