{"id":8031,"date":"2015-04-10T20:11:45","date_gmt":"2015-04-10T18:11:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8031"},"modified":"2015-04-10T20:11:45","modified_gmt":"2015-04-10T18:11:45","slug":"dhageyso-siyaasi-cabdidaahir-yuusuf-yeey-waa-sharcidaro-maamul-loo-dhiso-mudug-iyo-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8031","title":{"rendered":"Dhageyso: Siyaasi Cabdidaahir Yuusuf Yeey \u201cWaa sharcidaro maamul loo dhiso Mudug Iyo Galgaduud\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Cabdidaahir Yuusuf Yeey oo kamid ah siyaasiyiintii isku soo taagay madaxtinimada Puntland sanadkii hore, \u00a0ayaa sheegay in lagu howlanyahay abaabul la xiriira in gobolka Mudug oo dhan la raaciyo gobollada dhexe. Waxaa uu sheegay arrintaan in ay ka shaqaynayaan beesha caalamka iyo DFS.<\/p>\n<p>Mar uu arintan ka hadlayey Cabdidaahir Yuusuf Yeey ayuu yiri \u201cWaa sharcidaro, maamul loo dhiso Mudug iyo Galgaduud, mana ahan<br \/>\narin aan qaadan karno, Mudug waa la yaqaan sida loo kala dago, haddii<br \/>\nmaamulka Gobollada Dhexe la rabo in la dhammaystirana waa in caqli<br \/>\nlagu daraa, shacabkuna ma qaadan karaan jajuub iyo khasab<\/p>\n<p>Dhanka kale Siyaasi Cabdidaahir ayaa sheegay inuu jiro qorshe la<br \/>\ndoonayo in Puntland gobolladeeda lagu jarjaro, waxaa uu sheegay in<br \/>\ngobollada Sool, Iyo Sanaag la doonayo in guud ahaanba laga jaro<br \/>\nPuntland, uuna jiro qorshe loogu talagalay. Waxaase uu sheegya\u00a0inaan mar-naba la aqbali karin Puntland in la googooyo.<\/p>\n<p>Dhageyso wareysiga Cabdidaahir Yeey<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-8031-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Cabdidaahir10.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Cabdidaahir10.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Cabdidaahir10.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdidaahir Yuusuf Yeey oo kamid ah siyaasiyiintii isku soo taagay madaxtinimada Puntland sanadkii hore, \u00a0ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8031","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1236,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8034,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8031\/revisions\/8034"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}