{"id":80342,"date":"2021-06-29T15:52:08","date_gmt":"2021-06-29T13:52:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80342"},"modified":"2021-06-29T15:53:13","modified_gmt":"2021-06-29T13:53:13","slug":"akhriso-jadwalka-doorashadda-soomaaliya-iyo-goaamada-kasoo-baxay-shirka-wadatashiga-doorashadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80342","title":{"rendered":"Akhriso jadwalka doorashadda soomaaliya iyo go\u2019aamada kasoo baxay shirka wadatashiga doorashadda"},"content":{"rendered":"<p>29 June 2021 (Puntlandes) Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go\u2019aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada ee uga socday Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80331\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5.jpg\" alt=\"\" width=\"577\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5-300x217.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5-768x555.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5-292x211.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3g9c5-638x461.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 577px) 100vw, 577px\" \/><\/a><br \/>\nJADWALKA DOORASHADDA<\/p>\n<p>1. Tababarka iyo Doorashadda Guddoonka Gudiyada Doorashadda ( 30 June &#8211; 05 July 2021)<br \/>\n2. Doorashada Aqalka Sare (25 July 2021)<br \/>\n3. Diyaarinta Goobaha Codbixinta Doorashada ( 23 July 2021)<br \/>\n4. Soo xulista iyo diyaarinta Ergooyinka Doorashadda (15 July &#8211; 10- August 2021)<br \/>\n5. Doorashadda Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS (10 August &#8211; 10 September 2021)<br \/>\n6. Dhaarinta Xildhibaanada iyo Doorashadda Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS (20 September 2021)<br \/>\n7. Doorashadda Madaxweynaha JFS (10 October 2021)<\/p>\n<p>Go\u2019aamada kale ee uu Goluhu gaaray:<\/p>\n<ul>\n<li>Golaha oo tixgelinaya Codsi ka yimi Haweenka Soomaaliyeed, wuxuu 50% ka dhimay Haweenka Soomaaliyeed khidmada laga qaadayay haweenka u sharaxan Baarlamaanka<\/li>\n<li>Ra\u2019iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo ka duulaya heshiiskii 27kii May 2021, ayaa magacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo oo aysan ku jirin Jubaland.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Guddiga ayaa la faray inay dedejiyaan arrimaha dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 June 2021 (Puntlandes) Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-80342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1232,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=80342"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80345,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80342\/revisions\/80345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80331"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=80342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=80342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=80342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}